Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weerar Cag Marin Ah Oo Diinsoor Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weerar Cag Marin Ah Oo Diinsoor Ka Dhacay.

February 6, 2022

Faah-faahinno dheeraadka ah ayaa laga helayaa weerar xooggan oo shalay gilinkii dambe ciidamo katirsan jihaadiyiinta ay ku ekeeyeen Xeryo Maleeshiyaad katirsan maamulka Koonfur Galbeed ay ka sameysteen degmada Diinsoor ee Wilaayada Baay.

Weerarka oo ahaa mid cag marin ah ayaa maleeshiyaadka dowladda lagu gaarsiiyay khasaara dhimasho iyo dhaawac leh iyadoona hub laga furtay.

inta la xaqiiyay waxa dagaalka lagu dilay in kabadan 10 askari oo uu ku jiro sarkaal lagu magacaabo Mukhtaar Maxamed waxaana lagu dhaawacay 8 kale oo uu ku jiro taliye magaciisa Carab lagu soo gaabiyey.

Qaar kamid ah meydadka Maleeshiyaadkii ku dhintay dagaalkaas ayaa maanta lagu soo bandhigay Fagaaro ku yaala Deegaanka Yaaq Baraawe ee Wilaayada Islaamiga Baay halkaas oo dadweyne fara badan oo kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo bexeen.

Dagaalka oo soo gaaray illaa xaley fiidkii ayaa dhamaan shaqaalihii iyo hay’adihii la shaqeynayey Xabashida ku qasbay in ay magan galaan saldhigga ciidamada Itoobiya ee ku yaalla duleedka magaalada Dhuusamareeb.

Guddoomiyaha Laftagareen ee degmada Diinsoor Cabdi Salaan Xaaji Siidoow ayaa kamid ah saraakiisha xalay ku hoyday saldhigga xabashida waloow Saaka isaga iyo Askartii ka firxaday xeryahooda ay dib ugu soo noqdeen magaalada iyagoo ku labisan dareeska ciidanka waxayna isku muujinayeen in ay yihiin dad dagaal u diyaarsan.

Barakac xoogan ayaa sidoo kale saaka ka bilowday qeybo badan oo kamid ah Xaafadaha Magaalada gaar ahaan aaggii shalay dagaaladu ka dhaceen, waxaana goobaha laga barakacay kamid ah Xaafada Buulo Xaashi oo aad mooddo mid gabi ahaanba haawaneysa.

Sawirro iyo muqaalo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya dadyow iyagoo lugeynaya kasii baxaya magaalada iyo kuwo kale oo u qaxay xaafadaha fog ee magaalada ka baxsan iyo goobaha ay deganyihiin ciidamada xabashida iyo kuwa soomaalida maadama ay suuragal tahay in markale dagaal lagu soo qaado aagaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Cag Marin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho+Magacyo.
Next: Dilal Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Baraawe.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-11-1447-Hijri.

April 26, 2026
Nusratul Islaam Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Weerarada Magaalooyinka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islaam Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Weerarada Magaalooyinka Maali.

April 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada