Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Ku Noqdeen Saraakiil Iyo Askar.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Ku Noqdeen Saraakiil Iyo Askar.

February 12, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgala kala duwan ka fuliyeen deegaano ka kala tirsan wilaayaatka Banaadir,Shabeelada hoose, Shabeelada dhexe iyo Jubbooyinka kuwaasi oo lala beegsaday shisheeyaha iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah.

Banaadir

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay ku dileen degmada hodan ku dileen sarkaal 2 xidigle ah oo ka tirsanaa kooxda ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray cabdullaahi cabdi nuur

Isla Banaadir waxey mujaahidiintu xalay qarax la beegsadeen fariisinka ridada xaafada suuqa iftin ee degmada Yaaqshiid

Isla Banaadir waxey mujaahidiintu shaly howlgal ay ka fuliyeen xaafada raadeerka ee degmada dayniile ku dileen muuse daahir cabdi oo ka tirsanaa askarta ridada

Isla Banaadir waxey mujaahidiintu shalay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada dharkenley ku dileen sarkaal ka tirsanaa ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Isaaq

Jubbooyinka.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal ku qaadeen saldhiga murtadiinta ee degmada afmadow

Isla Jubbooyinka waxey ciidamada Mujaahidiintu shalay weerar toos ah ku qaadeen maleeshiyaat murtadiin ah oo ku socdaalayay duleedka kismaayo waxaa weerarkaas lagu dilay 2 askari murtadiin ah 4 kale waa lagu dhaawacay labo qori oo isugu jirta AK47 iyo PKM waa lasoo ganiimeystay

Shabeelada dhexe

Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay cagta mariyeen isbaraada murtadiinta ee degmada cadalle waxeyna halkaas ku dileen 2 askari murtadiin ah 2 qori iyo booshashkooda waa ganiimo.

Isla Shabeelada dhexe waxey mujaahidiintu shalay qarax la beegsadeen maleeshiyaatka ridada ee ku sugan degmada mahadaay waxaa qaraxaas ku dhaawacmay 3 askari oo murtadiin ah

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta ee deegaanka Arbacow

Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay dagaallo saf ah ku qaadeen saldhigyada iyo fariisimaha murtadiinta ee degmada Jannaale iyo deegaanada siinka dheer, calamada, lafoole iyo ceelasha biyaha iyo awdhgeele.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Faahfaahin laga Helayo Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Muqdisho Ka Dhacday.
Next: 20 Askari Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Gaarisa.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri

April 25, 2026
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada