Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Munaasabad si heersare loo soo agaasimay oo lagu daahfurayey isbitaal weyn oo laga hirgeliyey degmada jilib ayaa lagu qabtay gudaha degmadaasi, taas oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan.
Isbitaalkan oo bixin doono adeegyo caafimaad ah oo muhiim ah, loona soo xulay qalab iyo dhaqaatiir ku filan ayaa in muddo ah lagu howlanaa diyaarintiisa, waxaana ugu dambeyntii xafladii lagu daahfurayey ay dhacday Jimcihii lasoo dhaafay.
Agaasimaha isbitaalka ayaa xafladda ka jeediyey khudbad muhiim ah, kaas oo ka warbixiyey isbitaalka iyo adeegyada uu bixin doono, isagoona fariimo muhiim ah u jeediyey bulshada.
Dhageyso khudbadda Agaasimaha Isbitaalka
Dr Xanafi oo ka mid ahaa marti sharafkii kasoo qeybgalay xafladda ayaa isna goobta ka jeediyey khudbad muhiim ah, waxaana uu dardaarano muhiim ah u jeediyey howl wadeenada caafimaad ee ka howgali doono isbitaalkaas, kuwas oo uu siiyey talooyin muhiim ah.
Dhageyso Khudbadda Dr. Xanafi.
Mas’uuliyiinta kasoo qeybgalay xafladda lagu daahfurayey isbitaalka guud ee degmada Jilib waxaa ka mid ahaa waaliga Jubooyinka, Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla, kaas oo fariimo muhiim ah u jeediyey bulshada iyo dhaqaatiirta Soomaaliyeed, uguna baaqay inay ka qeyb qaataan dadaalada lagu daboolayo baahidooda caafimaad.
Sheeykh Abuu Cabdalla ayaa sidoo kale ka hadlay kaalinta ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku lahayd dhismaha isbitaalka iyo cidda uu hadda u adeegi doono isbitaalkaasi, isagoo ugu dambeyntiina furayaasha isbitaalka ku wareejiyey gole ay iska soo xuleen dadka deegaanka oo lagu wareejiyey mas’uuliyada isbitaalkaasi.
Dhageyso Khudbadda Abuu Cabdalla
Isbitaalkan ayaa mid aad u ballaaran oo si heersare ah loo qalabeeyey islamarkaana la filayo inuu daboolo baahida caafimaad ee deegaanada gobolada Jubooyinka iyo nawaaxigeeda, halkaas oo ay ku nool yihiin malaayiin dad ah oo dareemaya baahiyo caafimaad.
Hoos Ka Daawo Sawirada.
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Jubbada Hoose.
Next: Xog Laga Helayo Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Bari.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada