Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaalkii Hotel Xayaat oo socda iyo qaar ka tirsan dagaalyahanadii oo kasoo baxay Hoteelka.
  • Allposts
  • Warar

Dagaalkii Hotel Xayaat oo socda iyo qaar ka tirsan dagaalyahanadii oo kasoo baxay Hoteelka.

August 21, 2022

Waxaa weli socdo duullaankii ay ciidamada Xarakada Al Shabaab ku qaadeen Hoteelka Xayaat ee nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho. Dagaalka oo galay maalinkii saddexaad ayay ciidamada DF waxay ku guul daraysteen inay foodda geliyaan hoteelka, halkaas oo ay difaacyo ka samaysteen ciidamada Al Shabaab.

Dhanka kale, xogo dhanka amniga ah ayaa xaqiijinaya in qaar kamid ah ciidamadii Al Shabaab ee dagaalka ka waday gudaha Hoteel Xayaat ay si nabad ah uga soo bexeen dhismaha iyagoo badqaba, halka qaar kalena ay weli halkaas ka dagaalamayaan.

Sarkaal ka tirsan jihaazka Amniga Xarakada Al Shabaab oo la hadlay Shabakada Wararka SomaliMeMo ayaa sheegay in tiro ka mid ah ciidamadii Shabaabka ee ka dagaalamayay Xayaat ay saacadihii lasoo dhaafay kasoo degeen hoteelka, hadana ay ku suganyihiin goobo aamin ah oo loo sii diyaariyay.

“Qorshaha dagaal ee aan degnay dhawr weji ayuu lahaa. Weji kamid ah wuxuu ahaa inaan ciidamo gelino gudaha hoteelka, halkaas ay muddo dheer ka dagaalamaan, cadawgana khasaare xooggan gaarsiiyaan, kadibna tiro kamid ah ciidamadaas aan dib uga soo saarno hoteelka, halka qaar kale ay sii wadayaan dagaalka” Ayuu yiri sarkaalka ka tirsan Jihaazka Amniga Al Shabaab.

“Ciidanka aan ka soo saarnay gudaha hoteelka waxay hada gaareen goobo aamin ah oo aan u sii diyaarinay. Ciidamo kale ayaa weli ku jira gudaha Hoteel Xayaat. Wayna ku filan yihiin inay sii wadaan hawgalka inta uu Allaah na kala xukumayo anaga iyo cadawga murtadiinta ah ee aan halkaas kula dagaalamayno” ayuu hadalkiisa sii raaciyay sarkaalka Mujaahidka ah.

“Ma doonayo inaan tiro gaar ah kuu sheego, balse waxaan kuu xaqiijinayaa in wax walba ay ku socdaan qorshe iyo xeel dagaal. Ilaahay baan la kaashanaa qorshayaasheena, wixii asbaab ahna waan qaadanaa.” Ayuu hadlkiisa kusoo gababa gabeeyay.

Dagaalka ka socda gudaha hoteelka Xayaat oo soo bilawday galabnimadii Jimcaha ayaa socda ilaa cawada oo ay Axad soo geleyso, waxaana weli gudaha hoteelka ku jira dagaalyahano Al Shabaab ah kuwaas oo neefta ku dhejiyay ciidamadii faraha badnaa ee DF, una diiday inay fooda soo geliyaan hoteelka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab 40 Murtad Ayaa Ku Dilnay Weerarka Hoteel Xayaat.
Next: Dhageyso Howlgalka Hoteel Xayaat Oo Galay Maalintii 3-aad.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.

March 5, 2026
Weerar Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afgooye.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-09-1447-Hijri

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada