Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Khaarajisay Taliyihii Sirdoonka Gedo (Akhriso Bayyaan).
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Khaarajisay Taliyihii Sirdoonka Gedo (Akhriso Bayyaan).

December 9, 2022

Maktabka warfaafinta ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed muhiim ah oo uu soo saaray ku faahfaahiyay howlgal fariid ah oo lagu khaarajiyay taliyihii sirdoonka murtadiinta ee gobolka Gedo, murtadka lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Bakaal Kooke, halka sidoo kale howlgalkaasi uu dhaawac halis ah ku noqday taliyihii hore ee sirdoonka Riddada degmooyinka Beled-xaawo iyo Doollow ee wilaayada Gedo.

Bayyaanka oo cinwaan looga dhigay (Howlgal ka dhan ah saraakiisii sirdoonka Riddada Gedo) ayaa lagu sheegay in howlgalkan barakaysan oo ka dhacay inta u dhaxayso Luuq iyo Doollow uu dharbaaxo xooggan ku yahay maamulka Riddada ah ee gobolka Gedo isagoo dhanka kale cadaalad u ah boqollaal muslimiin ah oo dhibbane u ahaa murtadkan kuna dhaqan wilaayada Gedo.

Bayyaanka waxaa lagu yiri” Hawlgal qorshaysan oo ay xalay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen Wilaayada Gedo ayaa waxaa lagu khaarijiyay taliyihii ugu sareeyay sirdoonka ridada Gedo, kaas oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Bakaal kooke. Waxaa kale oo hawlgalka dhaawac halis ah uu kasoo gaaray taliyihii hore ee sirdoonka ridada degmooyinka Baladxaawo iyo Doolloow ee isla Wilaayada Gedo.

Hawlgalka lagu beegsaday saraakiisha ugu sareysa sirdoonka ridada Gedo ayaa ka dhacay inta u dhaxayda degmooyinka Luuq iyo Doolloow xilli ay saqdii dhexe ee xalay si dhuumaalaysi ah uga bexeen degmada Luuq oo ay maalmihii lasoo dhaafay qorshayaal ashahaado la dirirnimo ah u joogeen, kuna sii jeedeen dhanka degmada Doolloow. Dhimashada Bakaal Kooke iyo dhaawaca halista ah ee Cabdullahi Kaniini ayaa dharbaaxo xooggan ku ah maamulka ridada ee Gedo, waxaana ay cadaalad u tahay boqolaal dad Muslimiin ah oo ay ku dhibaateeyeen Wilaayada Gedo kuwaas oo ay qaarkood dileen halka ay qaar kalena ay u gacan-geliyeen sirdoonada Saliibiyiinta ee wadamada Kenya iyo Itoobiya.

Murtadiinta kala ah Bakaal Kooke iyo Cabdullaahi Kaniini ayaa in muddo ah waxaa ku raad-joogay ciidamada Mujaahidiinta ee Wilaayada Gedo si looga abaal-mariyo dhibaatada ay u geysteen shacabka Muslimiinta ah ee Gedo, waxaana hawgalkii xalay dhacay uu muujinayaa in saraakiisha ridada iyo mujrimiinta ashahaado la dirirka ah aysan marnaba ka baxasan karin ciqaabta Allaah, isla markaana gacanta dheer ee Mujaahidiintu ay soo qaban doonto – Insha-Allaah – ama ha dhawaato ama ha dheeraato.” waxaa sidaas lagu yiri bayyaanka kasoo baxay maktabka warfaafinta ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Akhriso Bayyaanka Oo Dhamaystiran.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-05-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-5-1444-Hijri.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada