Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Taliska Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Weerarada Baarka Iyo Baardheere.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Taliska Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Weerarada Baarka Iyo Baardheere.

March 29, 2023

Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa war horudhac ah kasoo saaray weerarada is xig-xigay ee aroornimadii hore ee saaka ay mujaahidiintu kula jarmaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin deegaannada Baardheere iyo Baarsanguuni oo kala dhaca duleedyada Beledweyne iyo Kismaayo ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Taliska ayaa qoraalkiisa ku xaqiijiyay in khasaaraha horudhaca ah ee weerarka Baardheere uu yahay 15 xubnood oo dhimasho ah iyo dhaawaca 12 murtadiinta halka dhanka gaadiidka la gubayna ay yihiin 2 gaari. halka weeraradii ka dhacay Baarsanguuni iyo duleedkeedana ay yihiin 17 dhimasho ah.

“Ciidamada Mujaahidiintu waxay saakay oo Arbaco ah weeraro ku qaadeen saldhigyada ciidamada ridada ah ee deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka Kismaayo ee Jubada Hoose iyo deegaanka Baardheere ee duleedka Baladweyne ee Hiiraan. Halkaas waxaa ku sugnaa ciidamo kala duwan oo kuwa ridada ah oo ay saliibiyiintu usoo carbiyeen la dagaalanka ku dhaqanka shareecada Islaamka. ciidamada Mujaahidiintu waxay si buuxda gacanta ugu dhigeen labada saldhig ee ay murtadiintu ku sugnaayeen. Waxaa halkaas cadawga lagu gaarsiiyay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira, waxaana laga gubay gadiid ciidan. Dhanka kale, Mujaahidiintu waxay kamiin u dhigeen ciidamo gurmad ah oo kasoo baxay degmooyinka Kismaayo iyo Baladweyne. Khasaaraha hordhaca ah ee cadawga kasoo gaaray weerarka Baardheere waa 15 dhimasho ah, 12 dhaawac ah iyo 2 gaari oo la gubay. Khasaaraha Baar-sanguuni waaa 17 dhimasho ah. Faahfaahin intaas ka badan dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha-Allaah”. waxaa sidaas lagu yiri warka kasoo baxay taliska ciidanka mujaahidiinta oo uu ku saxiixnaa afhayeenka ciidamada mujaahidiinta Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab.

Halkan Ka Dhagayso Warka Taliska.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/03/Warka-Taliska-iyo-Faysal.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso 15 Askari Oo Lagu Dilay Qaraxyadii Ka Dhacay Duleedka Beledweyne.
Next: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus (07).

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada