Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maydadka Inka Badan 200 Kenyaan Ah Oo Laga Helay Bariga Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Maydadka Inka Badan 200 Kenyaan Ah Oo Laga Helay Bariga Kenya.

May 14, 2023

Chakahola waa deegaan ka tirsan ismaamulka Kilifi ee dhaca bariga waddanka Kenya waxaa tan iyo bishii hore laga soo daadguraynayay bakhtiyada gaalo Kenyaan ah oo uu haadaan ka tuuray baadarigooda, ka dib markii uu ammar ku siiyay inay cuntada ka soomaan si ay u dhintaan ka dibna ay jannada u galaan.

Dowladda saliibiyadda ah ee Kenya oo dedaal badan ku bixisay sidii ay usoo afjari lahayd daabullidda maydadka dadka Kenyaanka ah ee lagu qanciyay inay af xirtaan illaa ay ka dhintaan ayaa sheegtay in maydadka lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo illaa imika ay gaarayaan inka badan 200 oo Kenyaan ah.

Saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda Kenya ayaa sheegay in kooxaha baadigoobka ugu jira diiwan gelinta dadka u dhintay dhacdadan yaabka leh ay kaynta Chakahola ee waddankaasi Kenya ay saacadihii u dambeeyay kasoo saareen maydadka 22 qof oo hor leh.

Tirakoob ay soo saartay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in marka lagu daro 22-ka qof ee maydadkooda la helay ay wadarta dadka Kenyanka ah ee u dhintay cunta  ka soomidda ay gaareen 201 qof.

“Kooxdeena dambi baarista waxay maanta soo saareen 22 mayd ah, balse nalooma sheegin dad ka badbaaday,” waxaa sidaas warbaahinta ku tiri Rhoda Onyansha oo ah sarkaal maxalli ah.

Waxay sidoo kale sarkaaladdan Kenyaanka ah sheegtay in sidoo kale la xiray qof kale oo la tuhunsan yahay, taas oo tirada guud ee maxaabiista dhacdadan lala xiriirinayo ka dhigaysa 26 qof.

Maydadkan labaatan iyo labada qof ee laga soo saaray kaynta Chakahola, waxa ka horeeyay 29 kale oo maydadkooda isla kayntan laga helay jumcihii lasoo dhaafay, waxaana 29-kaasi qof ku jiray meydadka 12 carruur ah, kuwaas oo laga soo saaray hal xabaal.

Paul Mackenzie, oo ah hoggaamiyaha kaniisadda caalamiga ah ee Good News, ayaa xuddun u ah dhacdooyinka isdilka ah ee ay ku kacayaan dadka Kenyaanka ah, kadib markii uu dadkiisa ku amray inay cuntada ka soomaan si ay u dhintaan ka dibna janada u galaan, Baadarigan oo ay dowladda Kenya xirtay billowgii dhacdooyinka ayaa dib looga siidayay xabsiga dhowaan, sida ay shaacisay maxkamadda sare ee waddankaasi Kenya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-10-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-10-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada