Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Askar Looga Dilay Maleeshiyadii Laga Keenay Uganda Oo Ka Dhacay Xamar.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Askar Looga Dilay Maleeshiyadii Laga Keenay Uganda Oo Ka Dhacay Xamar.

May 14, 2023

Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala caasimada waxay qaraxyo dhowr ah ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu weeraray maleeshiyaadka Riddada ee dhowaan laga keenay waddanka Uganda kuwaas oo uu madaxa kooxda Riddada Soomaaliya sheegay in uu ku wareejiyay amniga Muqdisho.

Mid ka mid ah qaraxyada oo ka dhacay degmada Kaxda waxay mujaahidiintu ku beegsadeen gaari Cabdibile ah oo ay wateen maleeshiyaad murtadiin ah oo dhowaan laga keenay Uganda, waxaana inta la hubiyay qaraxaasi lagu dilay 8 askari oo ka mid ahaa maleeshiyadii la socotay gaariga oo uu ka mid ahaa sarkaal taliye horin ah oo lagu magacaabi jiray (Maalin) halka sidoo kale lagu dhaawacay 3 askari, gaariga qaraxa lala eegtay oo ahaa gaari C/Bile ahna goobta ayuu ku burburay.

Sidoo kale waxay ciidanka mujaahidiintu qaraxyo is xig-xigay oo labo ah si wayna jugtooda looga maqlay xaafado ka tirsan Muqdisho ku beegsadeen baro kaantarool oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadkii dhowaan laga keenay Uganda ee uu dhowaan Xasan Garguurte sheegay in uu ku wareejiyay amniga Muqdisho, qaraxa koowaad oo ahaa mid culus ayaana ka dhacay bar control oo ay maleeshiyaadkaasi kaga sugnaayeen isgoyska Banaadir ee degmada Hodan.

Qaraxa labaad oo ahaa mid culus waxay mujaahidiintu ku weerareen bar control oo isla maleeshiyaadkaasi Riddada ah ay kaga sugnaayeen xaafadda Shaqaalaha ee isla degmada Hodan, si rasmi ah looma bixin faahfaahin ku aaddan khasaaraha ka dhashay qaraxyadan oo ahaa kuwa culus oo laga maqlay qaybo ka mid ah Muqdisho.

Isla wilaayada Banaadir waxay ciidamada mujaahidiintu qarax kale oo xooggan ku weerareen maleeshiyaad ka tirsan jawaasiista Riddada gaar ahaan qeybta dharcadka kuwaasi oo ku sugnaa suuqa Bakaaraha, ma jiro faahfaahin dheeri ah oo laga bixiyay qaraxan.

Qarax kale oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Ceelwareegow ee ka tirsa wilaayada Sh/hoose waxay mujaahidiintu la eegteen maleeshiyaadka ka tirsan murtadiinta oo lugeeynayey, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-10-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-10-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.

August 29, 2026
82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 29, 2026
Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.

August 29, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada