Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgal 7 Yahuud Ah Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Tal’abiib.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal 7 Yahuud Ah Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Tal’abiib.

July 4, 2023

Maanta oo talaado ah waxaa gudaha magaalada Jiniin ee dhacda daanta galbeed ee Filistiin ka dhacay weerar xooggan oo ay yahuuddu kusoo qaaday dadka muslimiinta ah, kaas oo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen inka badan 100 xubnood oo filistiiniyiin ah.

Duullaanka Yahuudda ee ka dhanka ah Jiniin oo soo billowday shalay ayaa soo gaaray illaa iyo maanta, dhaawacyada dadka Filistiiniyiinta ayaa gaaray inka badan 100 qof, oo 20 ka mid ah ay xaaladdoodu tahay mid halis ah, halka ay ku shahiideen 10 kale.

Dhanka kale booliska maamulka Yahuudda ayaa sheegay in 7 qof oo Yahuud ah ay ku dhaawacmeen weerar toorreey ah oo duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Tal’abiib ee caasimadda Yahuuda, 3 ka mid ah ayaa lagu sheegay xaaladoodu inay tahay mid aad u liidato, kooxaha Filistiiniyiinta ah ayaa sheegay in weerarkan oo isugu jiray gaari jiirsiin iyo Toorray uu jawaab celin u yahay weerarka Yahuudda ee Jiniin.

Idaacadda ku hadasha afka Yahuudda ayaa dhanka kale sheegtay in weeraryahanka uu ahaa 32 sano jir falastiini ah, isagoo ka yimid dhanka Al-khaliil ee dhacda koonfurta Daanta Galbeed, waxayna intaa ku dareen in weeraryahanka Falastiiniga ah uu xirnaa dareeska ciidamada Yahuudda.

Yahuudda ayaa durba walaac xooggan ka muujisay weerarkan ka dhacay wadnaha dhulalka ay xoogga ku haystaan, waxayna weerarka ku tilmaameen mid muujinaya doonista Filistiiniyiinta ee ah inay dadka ah Yahuudda ku beegsadaan gudaha Tal’abiib ee meel walba oo ka mid ah dhulalka Filistiin, waxaa hadalkan warbaahinta Yahuudda ka hor sheegay waziirka maaliyadda ee maamulka fadhigiisu yahay Tal’abiib.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-12-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-12-1444 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Firqooyinka Baalmaray Ahlu Sunna Wal-jamaaca.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Firqooyinka Baalmaray Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-02-1448-Hijri.

July 30, 2026
Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Kuwa Gurguurte Ee Sh/dhexe Iyo Baay.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Kuwa Gurguurte Ee Sh/dhexe Iyo Baay.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada