Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 10 Qof Oo Ku Dhintay Rabshado Ka Socda Kenya {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 10 Qof Oo Ku Dhintay Rabshado Ka Socda Kenya {WARBIXIN}.

October 7, 2023

Khasaare lixaad leh oo isugu jira mid nafeed iyo mid maaliyadeed ayaa ka dhashay iska hor’imaadyo xooggan oo ka socda gudaha dalka Kenya, kaasi oo salka ku haya isqabqabsi xuduudeed oo u dhaxeeya dadka Kenyaanka ah ee wada dega ismaamullada Kisumu  oo wada dhaca xeebta harada Victoria.

Iska hor’imaadyada u dhaxeeya qowmiyadaha Kenyaanka ah ee wada dega harada Victoria ayaa xooggooda ka socda tuulada Sondu, halkaas oo laga soo werinayo in lagu dilay ku dhawaad 10 qof, halka barakac xooggana uu ka socdo deegaannada ku xeeran.

Warbaahinta maxalliga ah ee Kenya ayaa sheegtay in magaalada ay noqotay mid cidlo ah oo laga kala guuray, qaar ka mid ah xarumaha waxbarasho ee iskuullada ayaa xiran, waddooyinkuna waa kuwa bannaan oo haawanaya maalintii 3-aad oo xiriir ah, kaddib markii ay magaaladaasi ka qarxeen isku dhacyo qowmiyadeed.

Goobjoogeyaal ku sugan deegaanka ayaa soo sheegay in waddooyinka hareerahooda lagu arki karo dhowr qof oo laba laba ama saddex saddex u lugeynaya, kuwaasi oo sita fallaaro iyo Baangado, codka ay adeegsanayaan ayaana ah mid aad u hooseeya si aan loo beegsan, amni darrada jirta aawadeed.

Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu dilay magaalada, sida ay soo sheegeen dad goobjoogeyaal ah, Monica Achieng oo 45 sano jir ah ayaa sheegtay in saygeeda oo 55 sano jir ahaa loo dilay si ka baxsan anshaxa bani’aadanimada, waxayna tiri”Ma garanayo meel aan ka billaabo sheekadayda, arbacadii waxay ninkeyga u dileen sida xayawaannada duurjoogta ah oo kale, waliba innagoo meel fog ka daawanayno, Kadibna waxay ka qaateen mooto uu watay, waxayna ka tageen isagoo meyd ah oo dhulka yaal.

Xaaladda ayaa wali cakiran, ciidanka booliska ee ismaamullada Kisumu iyo Kericho ayaa sheegay inaysan waxba ka qaban karin rabshahada ka socda gobolka, waxayna dowladda ka codsadeen inay ciidamo usoo dirto ismaamulladan si loo hakiyo isku dhacyada qowmiyadeed ee u dhaxeeya Kenyaanka.

Dowladda Kenya ayaa dhankeeda cutubyo ciidamo oo ka tirsan booliska gaarka ah gaysay gobolka si ay ula tacaalaan isku dhacyada sii kordhaya ee ka socda galbeedka magaalada Sondu oo ah magaalo ku teedsan xadka ismaamullada Kericho iyo Kisumu.

Waziirka arrimaha gudaha Kenya oo ka hadlayay xaaladda deegaanka ayaa yiri ” Nafaf badan ayaa la waayay, hanti waa la burburiyay, waxaana si weyn loo wiiqay kala dambaynta bulsho labadii maalmood ee la soo dhaafay,”.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-21-Rabiicul-Awal-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -22-03-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada