Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shacabka Soomaaliyeed Oo Joojiyay Tigidhada Duulimaadyada Ethiopian Airlines.
  • Allposts
  • Warar

Shacabka Soomaaliyeed Oo Joojiyay Tigidhada Duulimaadyada Ethiopian Airlines.

January 4, 2024

Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka iyo dibadda ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay iska Cansel gaeeeyay ku dhawaad kun tikit oo kuwa socdaalka ah oo ay ka jarteen shirkadda duulimaadyada Itoobiya ee Ethiopian airlines.

Ilo wareedyo ka tirsan shirkaddan socdaal, ayaa xaqiijiyay in boqollaal ka mida dadka Soomaaliyeed oo ka carreysan heshiiskii burcadnimada ahaa ee xabashida Itoobiya lagu siiyey qeybo ka mid ah badda Soomaaliya, ay qaateen inay iska joojiyaan duulimaadyada shirkadda duulimaadyada Itoobiya.

750 Tikit ayay dadka Soomaaliyeed si rasmi ah isaga Cansel gareeyeen shirkadda Ethiopian airlines, kuwaas oo ahaa socdaalka guud ahaan caalamka, ka dib markii Soomaali badan oo kunool gudaha dalka iyo dibaddiisa ay si rasmi ah u diideen inay raacaan diyaaradaha shirkaddaas ayna baajiyeen safaradooda si ay u sugtaan diyaaradaha kale.

Tallaabadan ayaa ah tii ugu horeysay oo ay si madax bannaan u qaataan shacabka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale la filayaa inay ay kororto tirada dadka iska joojinaya tigidhada ay bixiso shirkada duulimaadyada Itoobiya, sidoo kale waxaa jira baaqyo la xiriira in xiriirada kale ee ganacsi loo jaro dowladda Itoobiya, islamarkaana ay si gaar ah isku xilqaamaan dadka Soomaaliyeed.

Kooxda Riddada Soomaaliya ayaanan ilaa imika qaadan wax go’aan ah, waxaana lagu cadaadinayaa murtadiinta inay ceyriyaan safiirka Itoobiya ee fadhiya xalane, taas oo ah tallaabada kaliya ee ay ku caddeyn karto inaysan waxba ka ogeyn heshiiska lagu kala saxiixday Addis Ababa ee lagu bixiyey 20km oo ka mid ah badda Soomaaliya.

Dhanka kale, Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya inay socdaan wada-hadalo u dhexeeya Diblumaasiyiin sare oo Itoobiyaan iyo kuwa Imaaraad ah, kuwaas oo lagu doonayo in Xasan Sheekh Maxamuud lagu cadaadiyo inuu aqbalo arintan, balse caqabada ugu weyn ayaa ah inuu murtad Xasan Sheekh aad uga walaacsan yahay falcelinta uga iman karta dadka Soomaaliyeed, kuwaas oo maanta ku baraarugsan halista kusoo wajahan waddankooda, iyo inay mujaahidiintu yihiin kuwa kaliya ee ay ka go’an tahay badbaadinta diinta iyo dhulka Soomaaliyeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -22-06-1445-Hijri.
Next: Mujaahidiinta Oo Weeraray Saldhigga Kenya Ee Ceel-waaq.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada