Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Sh Cali Dheere Iyo Heshiiskii Turkiga Iyo Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Sh Cali Dheere Iyo Heshiiskii Turkiga Iyo Kooxda Gurguurte.

February 21, 2024

Sheekh Cali Maxamuud Raage, afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa shir jaraa’id oo uu caawa warbaahinta u qabtay kaga hadlay heshiiskii xaaraanta ahaa ee kooxda Riddada Somalia dowladda Riddada ah ee Turkiga ugu wareejisay maamulka badda Soomaaliya.

Sheikh Cali Maxamuud Raage ayaa sheegay in mujaahidiintu si adag uga soo horjeedaan, heshiis kasta oo lagu bixinayo badda, barriga iyo hawadeenna, heshiiska kooxda Riddada ah ee Xassan Gurguurte la gashay Turkiga ayuu sheekhu sheegay inay mujaahidiintu uga soo horjeedaan sidii ay uga soo horjeedeen heshiiskii uu Muuse Biixi la galay xabashida, isagoo tilmaamay in uusan jirin wax farqi ah oo u dhaxeeya Gurguurte iyo Muuse Biixi, oo labaduba ay yihiin murtadiin mid ah oo wada bixiyay bad Soomaaliyeed.

Sheekha oo sii hadlayay ayaa tilmaamay inaysan jirin cid xaq u leh inay badda barriga iyo hawada Soomaaliyeed ku wareejiso dowlado shisheeye, heshiisyadaasina yihiin kuwa xaaraan ah, baadhil ah, burcadnimo iyo boob aan geed loogu soo gamban ah oo loo gaystay khayraadka umadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah uu Allaah ku mannaystay.

Sheekha ayaa dhanka kale soo hadal qaaday dhibaatooyinka ay dowladda Turkigu ku hayso umada Soomaaliyeed ee muslimiinta ah, haddii ay ahaan lahayd mid dhaqaale iyo midka ashahaada la dirirnimo, sheekha ayaa sidoo kale ka hadlay kaalinta uu Turkigu kaga jiro duullaanka caalamiga ah ee saliibiyiintu ku hayaan umadda muslimka ah iyo sida uu gaalada asalka ah garab ugu yahay duullaankooda ka dhanka ah muslimiinta, Sheekh Cali ayaa farriin adag u diray cid walba oo usoo hanqal taagayso inay qabsato badda, barriga iyo hawada umadda Soomaaliyeed ee muslimka ah.

Sidoo kale waxa uu shiikhu baaq muhiima u diray umadda Soomaaliyeed, isagoo ugu baaqay inay fadhiga ka kacaan oo ay ka hortagaan murtadiinta iyo saliibiyiinta isa soo bahaystay ee doonaya inay baabi’iyaan diintooda, dadkooda iyo dalkooda.

Halkan Toos Uga Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Cali.

Halkan Ka Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Cali Dheere.

https://calamada.co/wp-content/uploads/2024/02/Sh_Cali_Dhere_hishiiska_badda_Somalialoogu_wareejiyay_Turkey.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: WARSAXAAFADEED: Gorgortan Kama Galayno Hawada, Badda Iyo Dhulka Soomaaliya, Iibna Maaha.
Next: Duqaymo Lagu Beegsaday Dad Rayid Ah Oo Ka Kala Dhacay Galgaduud Iyo Sh/hoose.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada