Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: Gorgortan Kama Galayno Hawada, Badda Iyo Dhulka Soomaaliya, Iibna Maaha.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: Gorgortan Kama Galayno Hawada, Badda Iyo Dhulka Soomaaliya, Iibna Maaha.

February 21, 2024

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa caawa soo saaray warsaxaafadeed  deg deg ah oo jawaab u ah, heshiiiskii xaaraanta ahaa ee nidamka Riddada Xassan Gurguurte uu dowladda Riddada  Turkiga ugu wareejiyay maamulka badda Somalia,  kaas oo qayb ka ah heshiisyo sharci darro ah oo lagu xaraashayo khayraadka umadda Soomaaliyeed.

Warsaxaafadeedka xafiiska warfaafinta oo ku qornaa luuqadda Ingiriiska-ka ayaa cinwaan looga dhigay, Gorgortan kama gelayno Hawada, Badda iyo Dhulka Soomaaliyeed, Iibna ma ahan, waxayna xarakadu si adag uga hadashay heshiiska xaaraanta ah ee maanta lagu meel mariyay goleyaasha ugu sarreeya ee fulinta iyo kuwa ay ugu yeeraan sharci dejinta murtadiinta.

Xarakadu waxay warsaxaafadeedkan ku sheegtay in heshiiska Turkiga uu ku maamulayo dhaqaalaha badda Somalia uu yahay mid aan waxba ka jirin, uuna la mid yahay haddii uusanba ka waynayn midkii uu Muuse Biixi khayraadka Soomaaliya ugu wareejiyay dowladda xabashida Itoobiya, badda iyo berriga Soomaaliyana ay yihiin lama taabtaan aan gorgortan la geli karin.

Waxay sidoo kale xarakadu, ka warbixisay dhibaatooyinka uu Turkigu ku hayo umadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah, sida duullaanka dhaqaale, midka millatari ee diyaaradihiisu ku gumaadeen dadka rayidka ah iyo in uu meesha ka saaray suuqyadii ganacsi iyo dhaqaalihii umadda ee uu xaalufinayay 10-kii sano ee lasoo dhaafay.

Halkan Ka Akhriso Bayaanka Oo Dhamaystiran Oo PDF Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-08-1445-Hijri.
Next: Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Sh Cali Dheere Iyo Heshiiskii Turkiga Iyo Kooxda Gurguurte.

Related Stories

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri

June 10, 2026
Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada