Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Warar
  • 10 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Warar

10 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

April 18, 2024

Dagaallo culus oo lagu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta oo dhanka hawada sare ay ka taageerayaan diyaaradaha dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ayaa maanta ka dhacay agagaarka deegaanka Wirkooy ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbada hoose.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalladaaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday ugu yaraan 10 askari oo murtadiin ah, qaar ka mid ah maydadka maleeshiyaadka murtadiinta ayay Riddada Jubbaland uga carareen goobihii lagu dagaallamay.

Dhanka Banaadir, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta deegaanka Garasbaalley ee hoostaga duleedka magaalada Muqdisho qarax culus kula beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana qaraxaasi inta la hubiyay ku dhintay 1 askari, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Qaybaha 28-aad Iyo 29-aad Gurmadka Loo Fidiyay Fatahaaduhu Saameeyeen.
Next: Daawo Muuqaalka Dhismaha Iyo Xafladda Furitaanka Dugsiga Sare Ee Buulo-fulaay

Related Stories

Fal-dambiyeedyo Aad U Foolxun Oo Kusii Badanaya Gobolka Tigrey Ee waqooyiga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Fal-dambiyeedyo Aad U Foolxun Oo Kusii Badanaya Gobolka Tigrey Ee waqooyiga Itoobiya.

August 21, 2025
Saraakiil Sare Oo Qiray In Mujaahidiintu Ay Afka Ciidda U Dareen Maleeshiyaadka Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Sare Oo Qiray In Mujaahidiintu Ay Afka Ciidda U Dareen Maleeshiyaadka Gurguurte.

August 21, 2025
Maraykanka Oo Digniin Amni U Diray Dadka Americanka Ah Ee Ku Sugan Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Digniin Amni U Diray Dadka Americanka Ah Ee Ku Sugan Kenya.

August 20, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada