Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Muqaawamada Oo Toogasho Ku Dilay Askar Yahuud Ah.
  • Allposts
  • Warar

Muqaawamada Oo Toogasho Ku Dilay Askar Yahuud Ah.

June 1, 2024

Kooxaha wax iska caabinta reer Falastiin ee halganka adag ka wada marinka Gaza, ayaa shaaciyay howlgallo kala duwan oo ay ku beegsadeen ciidanka Sahaayinada Yahuudda ee cudwaanka ka dhanka ah muslimiinta ka wada marinkaasi.

Qoraal kasoo baxay kooxaha wax iska caabinta oo lagu faafiyay bartooda rasmiga ah ee Telegram ayay ku sheegeen in howlgal Qanaas ay ku beegsadeen laba askari oo ka tirsan ciidanka sahaayinada ee ku sugan Gaza.

Weerarka toogashada ah ayaa ka dhacay bartamaha Jabaaliya ee waqooyiga Gaza, waxayna ku toogteen ilaa laba askari oo sahyuuniyiin ah, kuwaas oo qayb ka ahaa ciidamo Yahuud ah oo howlgal ka dhan ah Falastiiniyiinta halkaasi ka waday.

Howlgalka xigay ayay kooxaha wax iska caabintu ku sheegeen in uu ahaa mid ay u adeegsadeen gantaalka loo yaqaan TBG, kaasi oo ay ku beegsadeen ciidamo kuwa sida gaarka ah u tabobaran oo ka tirsan maamulka sahaayinada.

Gantaalka ayaa beegsaday guri ay ku sugnaayeen ciidankan oo kuyaal bartamaha xerada Jabaaliya ee waqooyiga marinka Gaza, gantaalka ayaa sidii loogu talagalay u beegsaday guriga Sahaayinadu ku sugnaayeen, sida laga dheehan karo muuqaal ay duhurnimadii maanta faafiyeen kooxaha wax iska caabinta.

Jumcadii shalay ayay ahayd markii ciidamada Yahuuddu ay shaaciyeen inay isaga carareen waqooyiga marinka Gaza, halkaas oo duullaan qaatay ku dhawaad 20 maalmood oo xiriir ah ay kaga jireen, balse iska caabin adag oo ay kala kulmeen kooxaha wax iskla caabinta ay ku qasabtay inay cagaha wax ka dayaan oo usoo jihaystaan dhanka koonfurta marinka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -24-11-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-11-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Sh/hoose Iyo NFD.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Sh/hoose Iyo NFD.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-02-1448-Hijri.

July 31, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada