Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • ‘Somaliland’ Oo Maalgashadayaasha Itoobiya Ugu Yeertay Ka Faa’ideysiga Khayraadka Somalia.
  • Allposts
  • Warar

‘Somaliland’ Oo Maalgashadayaasha Itoobiya Ugu Yeertay Ka Faa’ideysiga Khayraadka Somalia.

June 2, 2024

Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, oo ah wasiirka maalgashiga iyo dekadaha ee maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland, ayaa waraysi uu bixiyay ganacsatada iyo maalgashadayaasha Itoobiya ugu yeeray inay usoo deg degaan oo ay ka faa’ideystaan khayraadka ka buuxa badda iyo berriga Somalia, gaar ahaan deegaannada uu ka arrimiyo.

Wasiirkan oo waraysi gaar ah siiyay wargayska Ethiopian Herald, ayaa xusay in maamulkiisa uu aad u daneynayo maalgashiga dadka Itoobiyaanka, si gaar  ah dhinacyada kalluumaysiga, beeraha iyo saadka kale.

“Waxaan ku dhiiragelinayaa maalgashadayaasha waddanka Itoobiya, inay ka faa’iidaystaan ​​mowqican istaraatiijiga ah ee Soomaaliland, kaasi oo u sahlaya inay si fudud ku gaaraan biyaha badda, oo khayraadkeeda sidii la rabay aan looga faa’iidaysan,” waxaa sidaas wargayskan kasoo baxa dakka Itoobiya ku yiri, Cabdirisaaq Ibraahim oo ah wasiirka maalgashiga iyo dekadaha maamulka Muuse Biixi.

Wuxuu soo bandhigay in deegaannada maamulkiisa ay dowladda Itoobiya uga banaanyihiin fursado shaqo iyo kuwa ganacsi oo fara badan, oo uu ka mid yahay kalluumeysiga.

Isagoo sii hadlayay ayuu sheegay in hadda maalgashadayaal badan oo kasoo jeeda Itoobiya ay ganacsiyo ku leeyihiin deegaanada uu ka arrimiyo, balse ay jeclaan lahaayeen in shirkadaha waawayn ay soo gaaraan deegaannadooda.

“Hadda, maalgashadayaal badan oo Itoobiyaan ah ayaa ku howlan ganacsiyo yaryar iyo kuwo dhexdhexaad ah oo kala duwan, balse waxaan rajeyneynaa in shirkado waaweyn ay yimaadaan oo maalgashadaan mustaqbalka.”. ayuu yiri wasiirkaasi.

Dhaqan_galka heshiiskii xaaraanta ahaa ee uu maamulkiisa Itoobiya ku siiyay qaybo ka mid ah khayraadka umadda Soomaaliyeed, ayuu sheegay in Itoobiya uu faa’idooyin dhaqaale oo badan u horseedi doono.

Marka madaxda maamulkan ashahaada la dirirka ah ay u gacma haatinayaan maalgashadayaasha Itoobiya, waxaa dhanka kale deegaannada maamulkaasi shaqo la’aan ku wajahaya boqollaal kun oo dhalinyaro ah, sida uu 8-da bishii May ee dhamaatay ka dhawaajiyay wasiir ka tirsan maamulkaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-11-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-11-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-05-1448-Hijri

November 1, 2026
Askar Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Mudug.
  • Allposts
  • Warar

Askar Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Mudug.

November 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-05-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-05-1448 Hijri.

November 1, 2026

Sawirro

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada