Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 200 Kenyaan Ah Oo Ku Dhaawacmay Dibad-bax Ka Dhacay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

200 Kenyaan Ah Oo Ku Dhaawacmay Dibad-bax Ka Dhacay Nairobi.

June 22, 2024

Dibadbaxyo xooggan oo ka dhan ah hindise ah ay soo saartay dowladda Kenya, ayaa ka socda inta badan ismaamullada dalka Kenya, halkaas oo ay isku dhacyo ku dhexmarayaan ciidamada booliska iyo kumanaan dhalinyaro ah oo gadoodsan.

Isku soo baxyada oo soo billowday Talaadadii lasoo dhaafay ayaa imika ka soconaya inta badan ismaamulada, khamiistii waxay isku soo baxyada ugu xooggan ka dhaceen magaalada Nairobi ee caasimadda u ah dalka Kenya.

Inta la xaqiijiyay ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka 200 oo qofna ay ku dhaawacmeen isku soo baxyada ka dhacay ismaamullada Kenya, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxay hayadaha u dooda xaquuqda aadanaha.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay oo u badan dhalinyaro Kenyaan ah, ayaa ka gadoodsan qorsheyaal kasoo baxay Kenya oo lagu aruurinaayo 2.7 bilyan oo doollarka Maraykanka ah.

Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryay dad badan oo isku soo baxyo ka dhan ah dowladda ka dhigay magaalada caasimadda ah ee Nairobi, Amnesty International iyo Ururka Dhakhaatiirta ee Kenya, ayaa bayaan wadajir ah oo ay soo saareen gelinkii dambe ee Khamiistii lasoo dhaafay ku cambaareeyay dilalka iyo dhaawaca ay gaysteen ciidamada booliska ee dowladda Wilam Ruto.

Dibadbaxayaasha kasoo horjeeda dowladda ee kacdoonka ka wada ismaamulka Kisii waxay dhankooda xildhibaannada uga digeen ansixinta hindise sharciyeedka maaliyadda ee lacagaha balaayiinta doollar ee dheeraadka ah loogu aruurinayo dowladda Kenya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -16-12-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-12-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-02-1448-Hijri

July 26, 2026
Israsaaseyn Maleeshiyada Gurguurte Ku Dhexmartay Baladxaawo.
  • Allposts
  • Warar

Israsaaseyn Maleeshiyada Gurguurte Ku Dhexmartay Baladxaawo.

July 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-02-1448 Hijri.

July 26, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada