Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Duqeyn lagu Laayay Dad Shacab Ah Oo Ka Dhacday Duleedka Bariire.
  • Allposts
  • Warar

Duqeyn lagu Laayay Dad Shacab Ah Oo Ka Dhacday Duleedka Bariire.

July 9, 2024

Wararka ka imaanaya wilaayada Sh/hoose, ayaa sheegaya in dad shacab ah oo aan waxba galabsan maanta lagu laayay tuulo hoostagta degaanka Bariire ee dhaca duleedka degmada Afgooye, halkaas oo dad rayid ah ay ku xasuuqeen murtadiinta.

Duqayntan cadowtooyo oo si gaar ah uga dhacday tuulada Balow ee u dhow Bariire waxaa inta la xaqiijiyay ku shahiiday inka badan 5 qof oo u badan caruur iyo waayeel, kuwaas oo ahaa dad rayid ah oo aan waxba galabsan, murtadiinta ayaana xasuuqan kala duldhacay dadkaasi abriyada ah, ka dib markii maanta lagu jabiyay dagaallo ka dhacay buundada Bariire.

Sidoo kale waxaa duqaynta cadowtooyo ku dhaawacmay 13 kale oo shacab ah, kuwaas oo la geeyay cisbitaallada magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, si loo dabiibo, waalidiinta iyo ehellada dadka rayidka ah ee la laayay ayaa warbaahinta kasoo muuqday iyaga oo qiireysan.

Dadka dhaawacyadooda la geeyay cisbitaallada magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa qaar laga deyrinayaa xaaladdooda, halka  qaarna la sheegay inayba ku dhinteen gudaha cisbitaallada.

Duqaynta cadowtooyo ee maanta ka dhacday duleedka Bariire, ayaa timid kaddib markii weerar ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen buundada deegaanka Bariire lagu dilay laba sarkaal oo ka tirsan Riddada, mujaahidiintuna ay dib usoo laabteen iyaga oo bad qaba markii ay jabiyeen cadowgooda saraakiil muhiim u ahaana dhagta dhiigga u dareen, caradii ay jabkaasi ka qaadeen ayaana keenay inay xasuuqaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan tuulada Balow  ee u dhow Bariire.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-01-1447 Hijri.

July 20, 2025
Qarax Askar Looga Dilay Ciidanka Itoobiya Oo Ka Dhacay Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askar Looga Dilay Ciidanka Itoobiya Oo Ka Dhacay Baydhaba.

July 20, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1447-Hijri.

July 20, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025

Sawirro

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada