Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Reer Muqdisho Oo Si Adag Uga Jawaabay Gefkii Uu Gurguurte U Gaystay.
  • Allposts
  • Warar

Reer Muqdisho Oo Si Adag Uga Jawaabay Gefkii Uu Gurguurte U Gaystay.

August 10, 2024

Dadka ku dhaqan magaalada caasimadda ee Muqdisho, ayaa si adag uga jawaabay hadalkii saacadihii lasoo dhaafay kasoo yeeray murtad Xassan Sh Maxamuud, oo ah madaxa kooxda Ridada Somalia, kaasi oo uu ugu gefay sidoo kalena ugu jeesjeesay dadka ku dhaqan caasimadda ee ka sheeganayay dhaqaale xumada caasimadda ka jirta.

Bulshada ku dhaqan magaalada caasimadda ah oo isugu jira dhalinyaro iyo waayeel oo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada ayaa sheegay, in hadalka murtad Xasan Sheekh uu ahaa mid meel ka dhac ku ah bulshada, sidoo kalena ka dhan ah dadkii uu hantidooda boobay.

Qaarkood waxay sheegeen in dhaqaale yarida caasimadda iyo shaqo la’aanta ay soo billaabatay tan iyo markii uu xukunka dowladda Riddada dib u qabsaday Gurguurte, waxay soo socotana ay kasii dartay bilooyinkii u dambeeyay, kadib markii uu xasan murtad jidgooyo dhigtay meel walba oo bulshadu nolashooda ka maareyn jireen.

Mid ka mid ah waxgaradka caasimadda ku dhaqan oo ka mida dadkii ka warceliyay hadalka murtad Xasan Maxamuud ayaa sheegay in dhaqaale yarida caasimadda ka jirta ay tahay mid loo siman yahay oo aysan ku koobnayn dhalinyarada kaliya, waxa uu tilmaamay in dhibaatada dhaqaale ee dalka ka jirta ay sabab u tahay dowladda Riddada ah ee uu hoggaamiyo Gurguurte, wuxuu sheegay inay sugayeen isbaddel ay keento kooxda Villa Somalia fadhisa oo ay joojiso boobka iyo bililaqada, balse ay jawaabteedu noqotay mid gef ah oo ka dhan ah dadka Soomaaliyeed.

Dhalinayarada iyo wadeyaasha gaadiidka ayaa sidoo kale ka mid ahaa dadkii ka war celiyay hadalka murtadkaasi, waxayna sheegeen in lacag la’aantu tahay mid dhinac walba laga dareemayo, wadeyaasha mootooyinka ayaa sheegay in mararka qaar ay waayaan cid ay qaadaan, dadkii rakaabka u ahaana dhaqaale xumada jirta awgeed ay door bidaan inay lugta maalaan, waxay sheegeen inay taas usii dheer tahay lacagaha xad dhaafka ah ee ay kusoo rogtay kooxda Riddada.

Waxaa xusid mudan in arrimaha ka dhashay dhaqaale xumada caasimadda ka jirta ay ka mid tahay in ganacsatadii hantida adag haystay ay lacagahooda kala baxeen Bankiyada,kuwii dhulalka iibsan jirayna cabsi ay ka qabaan xilliga kala guurka ah ay ujoojiyeen dhaq dhaqaaqyadii ay wadeen, kaddib markii xubno ka tirsan qoyska Xasan Gurguurte ay dhulboob xad dhaaf ah ka sameeyeen Muqdisho, dhulal ay ganacsato ka iibiyeenna ay qalaalaase ka dhasheen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-02-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-02-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada