Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Uganda Oo Maraykanka Ka Dalbatay $100 Bilyan Oo Magdhowga Ciidankeeda Looga Dilay Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Oo Maraykanka Ka Dalbatay $100 Bilyan Oo Magdhowga Ciidankeeda Looga Dilay Somalia.

August 17, 2024

Taliska ciidanka kuffaarta Yugaandha ayaa dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ka dalbaday bixinta magdhowga ciidankiisa looga dilay Soomaaliya ee qaybta ka ahaa duullaanka ashahaada la dirirka ah ee ay kaga jiraan Soomaaliya.

Taliyaha ugu sarreeya ciidanka saliibiyiinta Yugaandha, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa qoraallo kala duwan oo uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee X ku dalbaday magdhow qiimihiisu dhan yahay 100 Bilyan oo dollar, oo ay ka doonayaan inay bixiso dowladda Maraykanka.

“Mareykanku waxaan ku leenahay ugu yaraan 100 bilyan oo doolar oo ah shaqadeenna Soomaaliya,” ayuu ku yiri Muhoozi mid ka mid ah qoraallada uu ku daabacay bartiisa gaarka ah ee X oo horay loo oran jiray Twitter.

Hadalka taliyaha ugu sarreeya ciidamada saliibiyiinta Yugaandha oo ah wiil uu dhalay baadariga madaxweynaha ka ah waddankaasi, ayaa kusoo beegmaya xilli uu gabaabsi marayo howlgalka ashahaada la dirirka ah ee loogu magac daray ATMIS.

Dowladda Uganda ayaa ah tan ciidanka ugu badan ee murtazaqada saliibiyiinta Afrikaanta ah usoo dirtay Somalia, si ay qayb uga noqdaan howlgalka ashahaada la dirirka ah ee uu isbahaysiga saliibiga ah kaga jiro dalka, bishii Maarso sannadkii 2007-dii ayayna kumannaan ciidamo calooshood u shaqaysteyaal ah kasoo dejiyeen Muqdisho.

Ciidamadan kuffaarta ah ayaa tan iyo sannadkii 2007-dii si wayn loogu dhiigbixinayay dagaallada waddooyinka ee magaalada Muqdisho iyo sidoo kale furimaha dagaalka ee Sh/hoose, weerarkii ugu dambeeyay oo ahaa midkii magaalada Buulo-mareer ee taariikhda galay, ayaa dhacay lixdii Dul-qicdah 1444 Hijri, halkaas oo Allaah fadligiis lagu dilay in ka badan 200 oo ciidamada Yugaandha ah.

Sannadkii lasoo dhaafay ayay ahayd markii waraysi uu bixiyay Maxamed Al-Amin Suweef, oo ah wakiilka gaarka ah ee midowga gaalada Africa ugu magacaaban Somalia uu ku sheegay in howlgalkiisa uu diiwaan geliyay dhimashada ku dhawaad ​​4,000 oo saliibiyiin Afrikaan ah oo lagu dilay howlgallada mujaahidiinta ee Soomaaliya, kuwaas oo badi kasoo jeeda dalalka Yugaandha iyo Burundi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-02-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-02-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 13, 2026
Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.

September 13, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.

September 13, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada