Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Joogitaanka Ciidanka Kenya Ee Somalia Oo Caqabad Weyn Ku Noqday Amniga Gudaha Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Joogitaanka Ciidanka Kenya Ee Somalia Oo Caqabad Weyn Ku Noqday Amniga Gudaha Kenya.

October 14, 2024

Xaaladda Amniga Gudaha dalka keenya ayaa noqotay mid aan wanaagsaneen tan markii ay ciidamada Kenya kusoo biireen duullaanka saliibiga ah ee lagusoo qaaday dalka Muslimka Soomaaliya.

Warbaahinta maxalliga Kenya ayaa billaawday in ay taxliilaad iyo dabagallo ku sameyso saameynta uu amniga gudaha wadankaas uu ku yeeshay go’aankii axmaqnimada lahaa ee ay qaateen hoggaamiyaasha Kenya kaas oo ahaa in ciidamadooda ay lugaha ugeliyaan jaxiimada dagaalka ka holcaya soomaaliya.

Maqaal lagu daabacay wargeyska Daily Nation wuxuu faahfaahin ka bixinayaa sida duullaanka ciidamada KDF ee Soomaaliya uu halista ugeliyay amniga gudaha Kenya islamarkaana uu uwiiqay dhaqaalaha wadanka islamarkaana uu u abuuray xasarado dhan walba ah.

Wargeyska ayaa warbixintiisa ku sheegay in weerarada Xarakada Mujaahidiinta Al – Shabaab ay si aad ah u kordheen tan iyo inta uu socdo duullaanka ciidanka Kenya ee Soomaaliya.

Mid ka mid ah khubarada amniga oo lagu xusay maqaalka ayaa tilmaamay in isku xirnaan la’aanta hay’adaha sirdoonka dalkood iyo amniga gudaha ee Kenya ay sababtay in Mujaahidiinta al-Shabaab ay si fudud u beegsadaan ahdaafta ay ka leeyihiin gudaha wadankaasi

Maqaalkan ayaa Tusaale ahaan usoo qaatay weeraradii Mujaahidiintu ay ku qaadeen Westgate Mall iyo Meela kale oo ka tirsan dhulka Soomaalida NFD ee gaaladu xoogga ku heeysato.

Khubarrada Amniga ayaa sheegaya in dagaalkan oo markii hore si fudud ay ku gashay dowlada Kenya uu markii dambe isku badalay mid daba dheeraaday islamarkaana uu Kenyaatiga uhorseeday fuuqbax melleteri iyo mid dhaqaale oo ay adagtahay sida ay ugasoo kasbadaan.

Howlgallada mujaahidiinta ee gobolka Lamu iyo deegaannada dhulka NFD waxaa sii dheer midka lagu beegsanayo ilaha dhaqaalaha Kenya sida shirkadda Safaarikoon iyo mashruuca dekadaha Lamu ee loo yaqaan LAPSSET.

Weeraradii ugu dhiig daadashada badnaa ee ay lakulantay dowladda Kenya tan iyo markii ay ciidamadeedu ku biireen duullaanka saliibiga ee soomaaliya lagu qaaday waxaa kamid ah weerarkii jaamacadda Gaarisa,Wesgate Mall,Manda Bay iyo weerarkii dhismayaasha isku raranka ah ee 14 Riverside.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -11-04-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-04-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada