Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jamaacada Nusratul Islam Oo Cagta Marisay Saldhigyo Kuyaal Burkiina Faso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamaacada Nusratul Islam Oo Cagta Marisay Saldhigyo Kuyaal Burkiina Faso.

November 25, 2024

Ciidanka mujaahidiinta jamaacada Nusratul islam wal-muslimiin ee halganka jihaadiga ah kaga jira saaxilka iyo saxaraha Afrika ayaa cagta mariyay ilaa 4 saldhig oo kuyaal gudaha dalka Burkiina Faaso, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada xukuumadda Riddada ah ee Wagadugu.

Weerarka koowaad ayaa lagu beegsaday saldhig millatari oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ee Burkiiniyiinta ay kaga sugnaayeen tuulada Bii oo ka tirsan gobolka Didogo, waxaana halkaas lagu khaarajiyay 17 askari oo ka tirsanaa maleeshiyada murtadiinta.

Ilaa 15 qori oo Ak47 ah, 4 mooto iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah ayay ciidamada mujaahidiintu kusoo qaniimeysteen howlgalkaan barakaysan, sida lagu xaqiijiyay bayaan ay faafisay mu’assasada Al-zallaqah.

Weerarada labaad iyo saddexaad oo ahaa kuwa is xigxigay ayay ciidamada mujaahidiintu ku kala beegsadeen saldhigyo kuyaal tuulooyinka Gaatshi iyo Boblil ee wada dhaca gobolka Tenkodogo, waxaa weeraradaas lagu dilay ugu yaraan lix askari, 6 qori ayaa lagu qaniimeystay oo Ak47 ah, hub iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.

Weerarka ugu dambeeya oo ahaa mid cagta lagu mariyay saldhigga Riddada Burkiina Faso ee Kombadougou ee dhaca gobolka Fadargorma ayaa sababay dhimashada ilaa 4 askari oo ka tirsanaa ciidanka Burkiina Faaso, ciidamada mujaahidiintu waxay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta saldhigga, iyaga oo qaniimeystay ilaa saddex gaari, 8 qori oo BKM ah, 28 qori oo Ak47 ah, 5 qori oo RBG ah rassas badan iyo qoryo dhashiike ah ayay sidoo kale mujaahidiintu gacanta kusoo dhigeen.

Mu’assasada Al-zallaqah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa faafisay sawirada maydadka qaar ka mid ah askarta lagu dilay howlgalladan silsiladda ah iyo qanaa’imta kala duwan ee lagu soo furtay.

Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.

Ama hoos ka daawo qaar ka mid ah sawirrada iyo bayaanaadka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-05-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-05-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada