Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Turkiga Oo Kulansiinaya Abiy Axmed Iyo Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Kulansiinaya Abiy Axmed Iyo Xassan Gurguurte.

December 10, 2024

Xilli dowladda Xabashida Itoobiya ay kumannaan katirsan ciidamadeeda kusoo daad guraynayso Koonfurta Soomaaliya ayay soo baxayaan warar sheegaya in Xasan Gurguurte uu kulan layeelanayo Abiy Axmed.

Madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka Turkiga ayaa uyeeray madaxa kooxda Riddada Somalia, si markale dib loogu billaabo qorshihii lagu kulansiin lahaa isaga iyo Abiy Axmed.

Xasan Gurguurte ayaa ka degi doono magaalada Ankara halkaas oo ay dib uga billaabanayaan wadahadalladii udhaxeeyay labada dhinac, ilo wareedyo ayaa sheegaya in Erdogaan uu Gurguurte ka dhaadhicinayo in uu heshiis lagalo xabashida Itoobiya islamarkaana uu meesha ka saaro shardiga ah in marka hore uu Abiy ka laabto heshiiskii xaaraanta ahaa ee uu lagalay Muuse Biixi madaxweynihii hore ee maamulka Ashahaadda ladirirka Somaliland.

Dowladda Xabashida Itooiya oo ay ka go’antahay in ay qabsato badda iyo barriga Soomaaliya islamarkaana iska diiday in ay ka laabato heshiiskii badda lagusiinayay ayaa tobanaan kun oo kamid ah ciidankeeda soo gelisay gobolka Gedo.

Warar soo baxay ayaa sheegaya in dowladda saliibiyada Ingiriiska ay Itoobiya ka taageerayso in ay mandiqad khas cas ah ka sameysato deegaanno katirsan gobollada Hiiraan iyo Gedo, boqolaal gaadiid ah oo ay la socdaan ciidamo melleteri ah ayaa isbuucii lasoo dhaafay kasoo gudbay deegaannada xuduud beenaadyada dhaca.

Kulamo ka dhacay magaalada Addis Ababa ayay diblumaasiyiin British ah kula taliyeen Abiy Axmed in ciidamadiisa uu saldhigyo uga sameeyo gudaha soomaaliya gaar ahaan deegaannada kulaala xuduud beenaadyada halkaasna ay ka dhigtaan bar kulan ay ka gummaadaan shacabka soomaaliyeed.

Ciidamada ugu badan ayay xabashidu soo gelisay wilaayada Gedo sidoo kale ciidamo kale ayay udiri doonaan gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaannada xuduud beenaadyada kulaala.

Axmed Macallin Fiqi oo ah wasiirka arrimaha dibadda kooxda Ridada ayaa ku cataabay in xabashidu ay dhegaha ka furaysteen amarkoodi ahaa in ay ciidankooda labaxaan taas bedelkeedna ay ciidamo kumanaan ah dalka soo gelinayso.

“ciidamada faraha badan ee Itoobiya ay dalka kusoo daabulayso waxay meesha ka saarayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay soomaaliya,waana cambaareynaynaa hubka ay somaaliya kusoo daabulayaan”ayuu yiri Axmed Macallin Fiqi.

Kooxda Ridada ayaa dhowaan sheegtay in ciidamada Itoobiya ee soomaaliya ku sugan laga reebay isbahaysiga cusub ee afrikaanta kaasi oo loogu magac daray AUSSOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -09-06-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-06-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 30-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 30-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

September 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 29-03-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 29-03-1448H.

September 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

September 11, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada