Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Si Adag U Diiday Heshiiska Abiy Iyo Xasan Gurguurte Ku Kala Saxiixdeen Ankara.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Si Adag U Diiday Heshiiska Abiy Iyo Xasan Gurguurte Ku Kala Saxiixdeen Ankara.

December 12, 2024

Maktabka warfaafinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa soo saaray warsaxaafadeed muhiim ah oo 2 luuqadood ku qornaa, kaasi oo cinwaankiisu yahay (Difaaca Diinta Iyo Dalku Waa Waajib Sharci ah) waxaana looga hadlayay mowqifka mujaahidiinta ee ku aaddan hishiiskii xalay Abiy Axmed iyo Xassan Gurguurte ku gaareen Ankara.

Warsaxaafadeedka ayaa si adag loogu diiday heshiiska xaaraanta ah ee maamulka Riddada Xassan Gurguure iyo dowlada xabashidu ku saxiixdeen magaalada Ankara, kaasi oo ay soo abaabushay dawladda Riddada ah ee Turkiga, waxay sidoo kale xarakadu sheegyay in Xassan Gurguurte uu xabashida u oggolaaday inay qaadato qaybo ka mid ah xeebaha Soomaaliya iyo inay ciidamadeeda gumeysi kusii joogaan waddanka.

Xarakadu waxay sheegtay in kooxda Riddada ee Xassan Gurguurte ay xabashidu u oggolaatay inay qaadato qaybo ka mid ah xeebaha Soomaaliya iyo inay ciidamadeeda saliibiyiinta gumeysiga kusii joogaan waddanka.

Warsaxaafadeedka maktabka warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa nuqul ka mid ah lagu yiri “Waxaan u caddaynaynaa ummada Soomaaliyeed, in heshiiska cadawgu ku kala saxiixday Ankara uusan waxba ka duwanayn midkii lagu saxiixay Addis Ababa ee dhexmaray Abiy Axmad iyo Muuse Biixi, hadafka uu Xassan Gurguurte heshiiskan ku xaqiijiyeyna uu yahay kaliya dooddii uu fagaarayaasha la taagnaa mudada sanadka ah ee ahayd in isaga la soo marsiiyo qandaraaska lagu bixinayo badda Soomaaliya”.

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu yiri “Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay markale ku celinaysaa go’aankeedii ahaa in aysan marnaba aqbali doonin heshiisyada xaaraanta ah ee ay maamullada riddadu u saxiixayaan dawladaha cadawga ah, gaar ahaan Xabashida Itoobiya oo hore gumaysi ugu haysatay dhul Soomaaliyeed, hadana usoo diyaar garoowday inay ku darsato inta dhiman oo ay badaheenu ku jiraan”.

Ugu dambayn waxay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ugu baaqday ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah inay fadhiga ka kacaan, kuna baraarugaan hagardaamooyinka uu cadawgoodu u maleegayo, si gaar aha waxay xarakadu dhalinyarada muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ugu baaqday inay kaalintooda qaataan, ayna guttaan waajibka sharciga ah ee ka saaran difaaca diintooda, dalkooda iyo dadkooda.

Halkan Ka Degso Bayaanka Af-Soomaali Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Oo PDF Ah.

Halkan Ka Degso Bayaanka Af-ingiriisiga Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Oo PDF Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Suldaan Iyo Sooyaalkiisa Jihaadka.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-06-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada