Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xasan Sheekh Oo Itoobiya U Oggolaaday Qaadashada Xeebaha Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Xasan Sheekh Oo Itoobiya U Oggolaaday Qaadashada Xeebaha Soomaaliya.

December 12, 2024

Magaalada Ankara ee caasimadda wadanka Turkiga waxaa kusoo gaba gaboobay kulan udhaxeeyay R/wasaaraha dowladda Xabashida Itoobiya iyo Xasan Gurguurte oo ah madaxa kooxda Riddada soomaaliya.

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Erdogaan oo ah madaxweynaha dowladda dabadhilifka Turkiga ayaa ujeedka lagalahaa uu ahaa sidii Itoobiya loogu sharciyayn lahaa heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay horraantii sanadkaan lagashay Muuse Biixi Cabdi.

Is aragga ka dhacay caasimadda Turkiga oo qeyb ka ahaa wadahadallo soo jiitamayay bilihii lasoo dhaafay oo ay dowladani wadday ayaa lagasoo saaray dhowr qadob oo dhammaantood xoojinaya damaca Abiy Axmed ee badda Soomaaliya.

Isagoo ay hareertiisa fadhiyeen Abiy Axmed iyo Xasan Gurguurte ayuu Rajeb Erdogaan madaxweynaha dowladda Ridada Turkiga ku dhawaaqay in lagama maarmaan ay tahay in Itoobiya ay soomaaliya ka hesho marin badeed.

Xasan Gurguurte madaxa kooxda ridada soomaaliya oo isagana madasha hadal ka jeediyay ayaa ammaan kala duldhacay ciidamada xabashida Itoobiya ee duullaanka saliibiga ah ku jooga dalka oo uu ku sifeeyay kuwa dhiig udaadiyay wax uu ugu yeeray nabadeynta soomaaliya.

Qodobada kasoo baxay wadahadal ku sheegga oo dhammaantood ahaa isdhiibitaan ay sameysay kooxda ridada ayaa guul u ahaa Abiy Axmed, waxaana qodobadaas kamid ah in Itoobiya lasiiyo marin badeed oo loola jeedo bad ama dekad ay iyadu maamulato,in ciidanka xabashida ay soomaaliya sii gummeysan karaan iyadoo bayaan aan si qayaxan loogu carrab dhabin balse lagu ammaanay joogitaankooda soomaaliya in ay xasuuqa ay ku hayaan shacabka soomaaliyeed.

Cabdiqafaar wardheere oo ah falanqeeye ka faallooda arrimaha geeska afrika ayaa wixii ankara ka dhacay ku sifeeyay wax dan u ah Itoobiya,isagoo muujiyay in bayaanka lasoo saaray iyo hadalkii uu jeediyay Abiy Axmed aysan ku jirin in Itoobiya ka laabatay is afgaradkii ay lasaxiixatay Muuse Biixi Cabdi horraantii sanadkan.

Dowladda dabadhilifka Turkiga oo dan dhaqaale ka dhax aragta arrintan ayaa dadaal dheeraad ah ku bixisay sidii xasan gurguurte ugu cadaadin laheyd in uu ka tanaasulo dhammaan doodii kala dhaxaysay Itoobiya.

Turkigu wuxuu doonayaa in uu gurto kheyraadka dhax ceegaaga badda iyo barriga Somalia, sidaas daraadeed ayuu Itoobiya u arkaa mid uhirgelin karta mashruuciisa dhulboobka.

Falanqeeyaashu waxay sheegeen in kooxda Riddada ah ay isku dhiibtay Itoobiya iyadoo xabashida u saxiixday heshiis la mid ah midkii uu Muuse Biixi saxiixay horraantii sanadkan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -11-06-1446-Hijri.
Next: Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Suldaan Iyo Sooyaalkiisa Jihaadka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada