Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Soomaali-galbeed Iyo Liyuu Boolis Oo Xasuuq Gaystay.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Soomaali-galbeed Iyo Liyuu Boolis Oo Xasuuq Gaystay.

December 21, 2024

Khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay dagaallo culus oo u dhaxeeyay dad rayid hubeysan iyo maleeshiyo ka tirsan Liyuu booliska maamulka ashahaada la dirirka ah ee Soomaali-galbeed uga dhisan Xabashida.

Dagaalka oo xoogiisa dhacay shalay ayaa soo gaaray ilaa maanta, wuxuuna yimid kaddib markii maleeshiyo ka tirsan Liyuu booliska ashahaada la dirirka ah ay weerareen dadka rayidka ah ee ku dhaqan degaanka Dacawaley ee ka tirsan degmada Xarshin ee gobolka Faafan.

Dhalinyaro deegaanka ah ayaa ka gadooday tallaabada maamulka Musatafe cagjar, waxayna weerareen maleeshiyadii maamulkaasi ee dadka shacabka ah weerartay.

Iska hor’imaadka koowaad oo dhacay khamiistii waxaa lasoo wariyay inay ku dhinteen laba askari oo ka tirsan maleeshiyada Liyuu booliska, wixii intaas ka dambeeyay maamulka Cagjar ayaa maleeshiyaad kale usoo diray deegaanka lagu dagaallamay, kuwaas oo xasuuq u gaystay dad shacab ah.

Maleeshiyaadka Liyuu booliska waxaa lagu eedeeyay in xittaa ay weeraro ku beegsanayeen dadka dhaawacyada qaba ee rayidka, kuwaas oo ay dhexda u galeen.

Mid ka mid ah dadkii goobjoogga u ahaa iska hor’imaadyadii khamiistii lasoo dhaafay billowday si gaar ahna dhaawacyada u qaadayay ayaa ka warbixiyay xasuuqyada ay gaysanayaan Liyuu Booliska.

Ilo wareedyo kale ayaa soo sheegaya in dadka deegaanka ay iska caabiyeen gurmad maleeshiyada Liyu boolisku usoo sameeyeen kuwa kale ee ku sugan Dacawaley ee shacabka laayay, tiro dhowr ayay dadka shacabka iyo askarta Liyuu boolisku isku noqnoqdeen, waxaana halkaas ka dhashay khasaare aad u baaxad wayn oo dhinacyada kala gaaray.

Dhimashada labada dhinac waxaa lasoo wariyay inay kor u dhaafayso 50 qof, waxaa dadka dhintay ka mid ah saraakiil ka tirsan Liyuu booliska, kuwaas oo magacyadooda lagu kala sheegay Kornayl Deeq Biixi, Kornayl Xassan Cali iyo sarkaal kale halka masuul ka tirsan maamulkaasina la xaqiijiyay in uu gaaray dhaawac culus.

Dadka shacabka ah dhankooda khasaare baaxad leh ayaa gaaray, maanta oo maalintii saddexaad ee colaadda ugu xooggan ay socoto, waxaa dhinacyadu isu adeegsanayaan hubka culus iyo midka fudud.

Dagaalka maanta dib u qarxay oo goos goos u badnaa ayaa inta uusan billaaban waxaa xalay hadlay qaar ka mid ah dadka deegaanka, kuwaas oo sheegay inay iska caabinayaan maleeshiyaadka Liyuu Booliska.

Waxay ugu yeeraan xafiiska nabadgalyada maamulka Mustafe Cagjar ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlayo xaaladda Dacawaley, waxayna qireen in saraakiil iyo askar looga laayay dagaalladii shalay dhacay, iyaga oo ka gaabsaday xasuuqa ay dadka rayidka ah u gaysteen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Naf-hur Ah Oo Lagu Beegsaday Ciidamada Yahuudda Ee Ku Sugan Qaza.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-06-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada