Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Ka Tacsiyadeeyay Istish-haadka Sh Maxamed Mire.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Ka Tacsiyadeeyay Istish-haadka Sh Maxamed Mire.

December 29, 2024

Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ayaa looga tacsiyeeyey istish-haadka Sheekh Muxamad Mire Jaamac, waaligii Wilaayaadka Islaamiga ee uu dhawaan Maraykanku ku dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Deegaanka Kuunyo-Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Furfurasho iyo istiftaax kadib waxaa bayaanka lagu yiri: “  Waxaan si gaar ah walaalaheena jooga Soomaaliyada adkeysiga badan iyo guud ahaan Umadda muslimka ah uga tacsiyeyneynaa istish-haadkii waaligii Wilaayaadka Islaamiga Soomaaliya Sheekh Muxamad Mire Jaamac, kaasoo baxay duqeyn dhagreysan oo uu Maraykanku Soomaaliya ka fuliyay, waxaana Allaah weydiisaneynaa in sheekha iyo anaguba nagu kulmiyo Jannooyinka sareeya, anagoo la jirna Anbiyada, Siddiiqiinta, Saalixiinta iyo Shuhadada. Waxaan kaloo Alle weydiisaneynaa in annaga iyo walaalaheena Mujaahidiinta ahba weyneeyo ajarkeena, umadda muslimka ahna ugu bedelo wax wanaagsan” ayaa lagu yiri bayaanka taczida ah ee kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

Waxaa uu intaa kusii daray bayaanka: “ Wuxuu Sheekhu ku noolaa nolol wanaagsan, oo ay ka buuxdo u adeegidda diinta iyo u nusreynta qadaayaatka Umadda, taasoo dhirirsan inkabadan 40 sano, waana siiro udgoon badan, oo ay ka buuxaan manaaqib iyo ma’aathir ay ku faani karto Umadda muslimka ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed”.

“ Inkastoo Sheekh Muxamad Mire Jaamac ahaa qof da’ ah hadana kama cudur daaran inuu raaco kolonyada Jihaadka, si uu u difaaco caqiidada Umadda, xurumaatkeeda iyo muqadasaatkeeda, bal dhalinyarada ayuu kula tartamaya fagaarayaasha Jihaadka, isagoo dhex jeexay goobaha geerida, illaa markii dambe ay ku dhacday duqeyn saliibi ah oo uu Maraykanku fuliyay, taasoo gaarsiisay billad sharafeedda ugu sareysa ee uu tamaniyay Nabi Muxammad Salla-llaahu caleyhi wasallam, billadaas oo ah Shahaadada wadada Alle, wuxuuna sheikh Muxamad Mire mudanyahay iney qudwo ka dhigtaan culimada isaga ka dambeysa oo ay uga daydaan in cilmiga lagu xiro dacwada iyo Jihaadka” ayaal agu yiri bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

“ Gar ayaad u leedihiin ehelkeena jooga Soomaaliyada aan jecelnahay inaad ku faantana shahiidkiina Sheekh Muxamad Mire,  waa billad sharfeed aad idinku leedihiin iyo guud ahaan umadda Muslimka ah, howlaha ugu weyn ee uu sheekhu qabtayna waxaa kamid ahaa dadaalladii uu kubixiyay mideynta safka Muslimiinta, iyo heshiisiinta qabaa’ilka Soomaaliyeed, dadaalkaas ballaaran ayaana caqabad ku noqday mashaariicda cadowgeenna ee doonaya iney na kala qeybiyaan, dhexdeenana isku diraan, arintaas ayaana kordhisay carada cadowga, illaa markii dambe ay duqeyn ku beegsadeen” ayaa lagu yiri bayaanka tacsida ah ee kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

“ Waxaan ku boorineynaa walaalaheena Mujaahidiinta iyo qabaa’ilka Soomaaliyeed ee dulmi-diidka ah iney qaadaan dhabihii Sheekh Muxamad Mire, oo ay xoojiyaan xiriirka walaaltinimada ee u dhexeeya, dhiiga sheekhana uu noqdo ileys ku riixa iney mideeyaan safkooda, iyo holac sababa in cadowga Alle laga aarguto, muslimiinta oo dhamina waxaan ugu baaqeynaa iney ku daydaan sheekhan sharafta badan, si gaar ahna culimada waxaan ugu boorineynaa iney usoo nafiiraan saaxaatka Jihaadka, si sheikh Muxamad Mire gadaashiis ay u qaadaan raayada, firaaqa jirana u buuxiyaan” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta AlQaacida ee Jaziiratul Carab.

Halkan Ka Degso Bayaanka Mujaahidiinta Jaziiratul Carab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro: 179 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Kuuriyada Koonfureed.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-06-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada