Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mas’uuliyiin Sheegay In Maamulka Trump Qorshaynayo Sidii Uu Ciidankiisa Uga Saari lahaa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Mas’uuliyiin Sheegay In Maamulka Trump Qorshaynayo Sidii Uu Ciidankiisa Uga Saari lahaa Somalia.

January 1, 2025

Waxaa soo baxaya warar sheegaya suuragalnimada in ciidamada Mareykanka mar kale laga saaro Soomaaliya, haddii Donald Trump uu la wareego xafiiska ugu sarreeya dalkaasi.

Tallaabadan ayaa noqon karta mid lagu yareynayo joogitaanka millatariga Mareykanka ee qaaradda Afrika, si xoogga loo saaro gobollada kale ee muhiimka ah, sida uu qoray joornaalka stripes ee kasoo baxa Maraykanka, kana faallooda arrimaha ciidanka.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in dadka hagaya siyaasada mamulka cusub ee trump ay aaminsanyihiin in Soomaaliya aysan hadda ahayn mid Mareykanka ku bixin karo kheyraad iyo askar dheeraad ah, sida uu jornalkan u sheegay ninka lagu magacaabo J. Peter Pham, oo hore u ahaa ergayga gaarka maamulkii Trump ee gobollada Saaxilka Afrika.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay musuq maasuqa baahsan ee ka dhex jira maleehiyada militariga Riddada, gaar ahaan ciidanka Danab ee maraykanku tababaro, taasi oo keentay su’aalo ku saabsan sida loogu sii wadi karo taageerada millatariga ee Maraykanku siiyo kooxda Riddada, iyadoo aan la helin lammaane lagu kalsoonaan karo.

Siyaasiyiinta u dhaw maamulka Donald Trump ayaa walaac ka muujinaya in Mareykanku waayi karo mudnaanta uu ku leeyahay gobollada muhiimka ah sida Aasiya, maadaama uu weli ku mashquulsan yahay qaaradda Afrika.

Ninka lagu magacaabo Elbariij kolbi, oo Trump u magacaabay inuu noqdo ku xigeenka siyaasadda Wasiirka Gaashaandhigga, ayaa sheegay in Mareykanka uu si aad ah ugu firdhisan yahay qaaradda, lagana fiirsado sida ugu wanaagsan ee loo xoojin karo joogitaanka Baasifigga.

Taliska AFRICOM, oo fadhigiisu yahay magaalada Stuttgart, ee Jarmalka, ayaa Soomaaliya ku leh boqollaal askari oo inta badan taageero u fidiya cutubyo ka tirsan ciidanka Riddada somaliya. Taliyeyaasha Mareykanka ayaa hore u sheegay in qaabkan uu wax badan ka caawin karo la-dagaallanka mujahidiinta Al-Shabaab, laakiin walaaca ka dhashay inaysan jirin horumar muuqda ayaa mar kale soo cusboonaaday.

Warbixinta ayaa sheegtay in qaar ka mid ah saraakiisha Mareykanka ay ku eedeeyeen AFRICOM inay buunbuuniyaan khataraha ka imaan kara Somalia, si ay u helaan agab dheeraad ah, iyadoo qaar ka mid ah qiimeynta khataraha aysan waafaqsanayn xaqiiqada dhabta ah ee meesha ka jirta.

J. Peter pham ayaa ugu dambeyntii ku baaqay in si buuxda dib loogu qiimeeyo siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya, isagoo sheegay in qaabka hadda jira uu noqday mid fashil ah.

“Ka hor inta aan Mareykanka gelin Somaliya juhdi dheeraad ah , waa in la sameeyaa dib-u-eegis ballaaran oo ku saabsan Soomaaliya oo ah dawlad fashilantay,” ayuu yiri.

Hadalkaas ayaa sii xoojinaya dooddii hore ee ku saabsanayd in Mareykanku uu u baahan yahay inuu qaato siyaasad cusub oo ku saleysan danihiisa mustaqbalka fog.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada