Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hoggaamiye uu Dilkiisa 8 Bilood Ka Hor Sheegtay Maamulka Yahuudda Oo Kasoo Muuqday Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Hoggaamiye uu Dilkiisa 8 Bilood Ka Hor Sheegtay Maamulka Yahuudda Oo Kasoo Muuqday Gaza.

January 23, 2025

Waxaa soo ifbaxay fashilka sirdoon ee ku habsaday maamulka Yahuudda oo 15-kii bilood ee lasoo dhaafay cudwaanka ka dhanka ah reer Gaza ka waday marinka, kaddib markii uu warbaahinta kasoo muuqday qaa’id maydaani ah oo 8 bilood ka hor uu dilkiisu sheegtay maamulka Sahaayinada.

Shabakadaha warbaahineed ee Falastiiniyiinta ayaa faafiyay muuqaal kooban oo uu kasoo muuqanayo qaa’idkan lagu magacaabo Xuseen Fayyad, oo sidoo kale ku magac dheer Abuu Xamza, kaasi oo ku sugan qaybo ka mid ah jiidda Gaza, kana warbixinaya fikradaha guusha dagaalka.

Qaa’idkan waxaa muuqaalka kala soo muuqday oo hareer taagnaa xoogag ka tirsan kooxaha wax iska caabinta reer Falastiin ee dagaalka xooggan la galay ciidamada Yahuudda ee gudaha usoo galay marinka 15 bilood ka hor.

Ilyaas Xana oo ah khabiir dhanka ciidanka ayaa sheegay in soo muuqashada 8 bilood kadib sheegashada Yahuudda ee dilka hogagamiye Xuseen Fayyad (فياض ) ay muujinayso heerka uu gaarsiisan yahay fashilka dhanka sirdoonka ah ee ku habsaday maamulka Sahaayinada.

23-ka bishii May 2024 ayay ahayd markii afhayeenka ciidamada maamulka Yahuudda, Daniel Hagari uu sheegay inay dileen hoggaamiye Abuu Xamza, balse waxay kooxaha wax iska caabintu siddeed bilood kaddib muujiyeen in hoggaamiye Xuseen Fayad (فياض) uu nool-yahay kana dul qudbeynayo halkii lagu baacsan jiray ciidanka Sahaayinada.

Khabiirka dhanka ciidanka, Ilyaas Xana ayaa sheegay in sheegashadan aysan ahayn tii 1-aad, balse dhowr jeer uu maamulka gumeystuhu sheegtay in uu gudaha Gaza ku dilay hoggaamiyeyaal ka tirsan kooxaha muqaawamada reer Falastiin, taasi oo muujinayso fashilka sirdoon ee maamulkan ku dhacay.

Ugu dambayn ciidanka maamulka Yahuudda ayaa markii ay baraha bulshada ka fiirsadeen muuqaalka hoggaamiyahan waxay ka laabteen sheegashadoodii hore, waxayna bayaankii iclaaminta dilkiisa ku sheegeen in qalad dil ah oo ka dhacay taliska ciidanka gumeystaha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-07-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-07-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.

July 29, 2026
Weerar Lagu Laayay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Mandheera.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada