Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Abiy Axmad Oo Quus Ka Muujiyay Xaaladda Tigrey Iyo Dhiillo Colaadeed Oo Taagan.
  • Allposts
  • Warar

Abiy Axmad Oo Quus Ka Muujiyay Xaaladda Tigrey Iyo Dhiillo Colaadeed Oo Taagan.

February 5, 2025

Ra’iisul wasaaraha dawladda Saliibiyada Xabashida Itoobiya ayaa warqad furan oo cataw iyo calaacal fara badani ka muuqdo u diray kooxda TPLF, oo uu cirka isku sii shareeray khilaafkii ka dhex aloosnaa labadooda garab ee ay kala hoggaamiyaan Debretsion Gebremichael iyo Getachew Reda oo ah madaxweynaha maamulka ku-meel-gaarka ah ee Tigrey-ga.

Gaal Abiy Axmed oo fariintiisan ku qoray luqadda tigreega, kuna faafiyay bartiisa bulshada ayaa muujiyey welwelka iyo walaaca xooggan ee uu ka qabo dagaal hor leh oo dib uga qarxa gobolka Tigrey-ga. Isagoo tilmaamay in cabsida ka jirta deggaannadaasi ay marayso heer ay caqabad ku noqotay raadinta nolol-maalmeedkii bulshada.

Bayaan uu soo saaray isniintii lasoo dhaafay, ayuu Gaal Abiy Axmed ku xusay in dadka Tigraygu ay weli la nool yihiin orhaahyo muujinaya dhiillo-colaadeed, cabsi iyo argagax, taas oo meesha ka saartay ayuu yiri helista nabad sugan iyo xasiloonni lagu naalloodo oo ka hir-gasha gobolka.

Waxa uu sidoo kale xusay in qarniyo badan, gaar ahaan boqolkii sano ee la soo dhaafay, Tigray-gu ay si is-daba joog ah u soo noqnoqonayeen khilaafyo kala dhexeeya dawladda dhexe. Waxaanu yiri oo hadalladiisii ka mid ahaa “Dhulka Tigray wuxuu noqday goob dagaal, dadka Tigray-guna waxay noqdeen qalab dagaal,”.

Abiy Axmed, ayaa dhambaalkiisan dhiillada xambaarsan sidoo kale ku nuuxnuuxsaday dhibaatada baaxadda leh ee ka dhalatay cabsida iyo colaadda aan damayn ee ka dhisaalan deggaannadaasi, isagoo tusaale u soo qaatay hurdo la’aan uu sheegay inay ku dhacday hooyooyinka iyo tahriibka xarkaha goostay ee dhalinyarada.

Hadalka Ra’iisul Wasaaraha dawladda Saliibiyada ee Xabashida Itoobiya ayaa ku soo aadaya xilli uu marba marka ka dambaysa sii xoogaysanayo khilaafka u dhaxeeya kooxda TPLF, oo u kala jabtay laba garab, kuwaas oo qarka u saaran inuu ka dhex bilowdo hirdan ay riiqdiisu dheeraato.

Khilaafka labadan garab oo in muddo ah soo jiitamayay ayaa si cad u soo if-baxay bishii Sebtembar 2024, kadib markii garabka uu hoggaamiyo Gebremichael lagu eedeeyey inuu maleegayo afgambi ka dhan ah maamulka ku-meel-gaarka ah ee Tigray.

Bishii Oktoobar 2024, ayuu mar kale khilaafku sii laba-laxaadsaday kadib markii kooxda uu hoggaamiyo Debretsion Gebremichael, ay ku dhawaaqday inay xilkii ka xayuubiyeen Getachew Reda iyo afar xubnood oo kale oo ka tirsanaa maamulka ku-meel-gaarka ah.

Xiisadda ayaa haddana sii laba-kaclaysay kaddib markii qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee ciidanka millateriga Tigrey-ga oo intii hore dhex-dhexaad ka ahaa arrimahan ay mid ka mida labada garab dhinaca saareen kuna dhawaaqeen in la kala diro oo dib loosoo habeeyo maamulka ku-meel-gaarka ah ee gobolka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-08-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-08-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada