Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wefti Turki Ah Oo Addis-ababa U Gaaray Dhaqan-gelinta Heshiiskii Bad-boobka Xabashida.
  • Allposts
  • Warar

Wefti Turki Ah Oo Addis-ababa U Gaaray Dhaqan-gelinta Heshiiskii Bad-boobka Xabashida.

February 8, 2025

Dowladda Riddada Turkiga ayaa wefti heerkiisu sarreeyo u dirtay dawladda saliibiyada Xabashida Itoobiya si loo dardar-geliyo dhaqan-gelinta heshiiskii xaaraanta ahaa ee loogu magac-daray Baaqii Ankara ee Xasan Gurguurte uu Itoobiya ugu saxeexay qaadashada qaybo ka mida Badda Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Saliibiyada ee Xabashida Itoobiya ayaa shaaca ka qaadday in weftigan ka socday Turkigu uu khamiistii soo gaaray dalka isla markaana uu la kulmay soona dhaweeyey Gedion Timotheos oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya.

Weftigan oo uu hoggaaminayay Burhaanudiin Duran oo ah Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee dawladda riddada ee Turkiga, ayaa wada-hadal ay la yeesheen wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya waxay ku lafa-gureen habka ugu fudud ee Itoobiya ugu suurtoobi lahayd qaadashada Badda Soomaaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu xusay in wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya uu muujiyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in si buuxda loo dhaqan-geliyo damacooda ku aaddan qaadashada Badda Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyay dawladda riddada Turkiga doorka ay ka qaadatay fududeynta heshiiskaasi xaaraanta ah.

Baaqa Ankara, oo saddex-geesood ay ku ahaayeen Madaxweynaha Turkiga Murtad Recep Tayyip Erdoğan, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Gaal Abiy Axmed, iyo Madaxa riddada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 11/12/2024, ay si buuxda wada-jir qalinka ugu duuggeen in Itoobiya ay marin-badeed la hubo ka hesho xeebaha Soomaaliya, gees-na la isaga leexiyo arrimaha la isku hayo.

Sidoo kale Murtad Gurguurte ayaa isagoo sii amba-qaadaya siina xoojinaya hir-gelinta heshiiskaasi xaaraanta ah waxa uu 11-kii Jannaayo 2025, socdaal ku tagay Itoobiya, halkaas oo si weyn loogu bah-dilay kadib markii uu salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Badda Itoobiya oo Abiy Axmed ugu diyaariyey garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa.

Heshiiskan loola baxay Baaqa Ankara ayaa daba-socda odhaahdii Abi Axmed ee “xoog ama xeelad” iyo MOU-gii maamulka ridda ee la baxay Somaliland iyo Itoobiya ay wada galeen sanadkii hore bilawgiisii, kaas oo Muus Biixi ku saxiixay bixinta qaybo ka mida Badda iyo Barriga Soomaaliya, si dal madax-bannaan loogu aqoonsado maamulkiisa, loona kala jaro dalka Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-08-1446 Hijri.
Next: Iska Hor’imaadyo Ka Dhacay Khartum Iyo Millatariga Oo Magaalo Ka Tirsan Gobolka Jaziira La Wareegay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada