Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 93 Xubnood Oo Lagu Dilay Weeraradii Cagmarinta Ee Saaka Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

93 Xubnood Oo Lagu Dilay Weeraradii Cagmarinta Ee Saaka Ka Dhacay Sh/dhexe.

February 20, 2025

Taliska ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhow soo saaray warsaxaafadeed uu ku faahfaahinayo weeraradii cagmarinta ahaa ee saaka ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee ku kala yaal deegaannada kala ah Ceel Cali Axmed, Cali Foolrdheere, Daaru-nicma, Al-kowthar, Ceel-baraf iyo Caadley oo wada dhaca Sh/dhexe.

Taliska ciidanka ayaa bayaanka faahfaahinta ah ee uu soo saaray ku xaqiijiyay in khasaaraha dhimasho ee Riddada lagu gaarsiiyay weeraradan uu gaarayo 93 murtadiin ah oo saraakiil ku jirtay, halka dhaawacana uu gaarayo 111 kale oo murtadiin ah, taliska ciidanka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in weeraradaasi cagmarinta lagu qabtay maxaabiis dagaal oo murtadiin ah oo hadda ugu jira mujaahidiinta.

Sidoo kale warsaxaafadeedka kasoo baxay taliska ciidanka ayaa lagu sheegay in ciidamada mujaahidiintu sidoo kale gacanta ku dhigeen dhamaan agabkii, sahaydii iyo saanaddii ciidan ee taallay saldhigyada maleeshiyaadka Riddada ee lala wareegay, kuwaas oo oo ay ku jiraan 7 gaadiid ah oo isugu jira gaadiidka xamuulka iyo gawaarida loo yaqaano tikinikada ee qoryuhu ku rakibanyihiin.

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska.

Ama hoos ka akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal La’aan La Wareegay Ceel-baraf Iyo Caadley.
Next: Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-baraf.

Related Stories

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.

July 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.

July 27, 2026
Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.
  • Allposts
  • Warar

Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada