Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Howlgalladii U Dambeeyay Ee Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgalladii U Dambeeyay Ee Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

February 26, 2025

Howlgal qorshaysan oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Cumar Jiis oo ka tirsan gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga dowladda saliibiyadda ah ee Kenya waxay ku dileen murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Xassan Cumar Lacag, kaasi oo ka tirsanaa K B R.

Dhanka Banaadir, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qorsheysan oo qarax ah la beegsadeen barta Control ee maleeshiyaadka Riddada kaga suganyihiin suuqa dayax degmada Kaxda ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Dhanka Baay, howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolkaasi waxay la beegsadeen guri uu magaaladaasi ka daggan yahay murtad lagu magacaabo Xasan Taar oo ah taliyaha maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Goof-gaduud, khasaare gaaray murtadiinta ayaana jira.

Dhanka Hiiraan, Weerar qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degmada Buul0-burte ayaa lagu gubay gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana halkaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday maleeshiyaadkii la beegsaday.

Dhanka kale, waxaanu helnay magacyada qaar ka mid ah saraakiishii iyo askartii lagu dilay weeraradii cagmarinta ee ka dhacay deegaanka Abooreey, waxaana ka mida: murtad Shariif Cabdi oo ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta, Shidane Cabdi Huruwaaoo isagana ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, Cadaawe Faarax oo ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada Booliska, Muuse Cali Faarax, Cabdullaahi Xuseen Waasuge, Jeelow Cigale, C/bile Dhuxulow Haraadaane oo isagana ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada murtadiinta iyo Beer Fale oo ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Riddada sirdoonka.

Sidoo kale waxaanu helnay magacyada qaar ka mid ah murtadiintii lagu dhaawacay dagaalkii ka dhacay Abooreey, waxaana ka mid ah, Korneyl Cali dhuux Cabdi Mahad oo horay usoo noqday Taliye ku-xigeenkii Booliska ridada ee Gobolka Banaadir, Muumin Eelaay oo ahaa guddoomiyihii hore ee maamulka Riddada ee degmada Maxaas, kaasi oo uu gaaray dhaawac culus, Xuseen Xasan oo ah sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Riddada, C/laahi Cali Raage- Taliye guuto ka tirsan maleeshiyaadka Riddada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-08-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-08-1446-Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada