Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jabhadda Mucaaradka Fano Oo Weeraro Ka Fulisay Magaalada Woldia.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda Mucaaradka Fano Oo Weeraro Ka Fulisay Magaalada Woldia.

March 13, 2025

Maleeshiyaadka Fano ayaa lagu soo waramayaa inay weerar culus ku qaadeen deegaanka Woldiya ee gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in dagaalku uu ahaa mid xooggaystay, kadib markii ciidanka dawladda Xabashida Itoobiya ay hubka culus ku bar-tilmaameedsadeen goobo la sheegay in kooxda Fano ay ku leedahay gudaha magaallada Woldiya.

Ciidanka dawladda ayaa la sheegay in ay duqeeyeen goobo ay ka mid yihiin Wetek, Merto iyo Ezet oo dhammaantood ku yaal gudaha Woldiya. Sidoo kalena waxa uu dagaal culus ka qarxay Mechare Meda, Merto Eyesus, Sewa Meda iyo Amaya oo dhammaantood dhaca agagaarka isla magaallada Woldiya.

Walow dadka deggaanku ay sheegeen baabuurta gurmadka oo dhaawacyo daad-guraynaysa, haddana si rasmiya looma oga khasaaraha dhabta ah ee kala gaaray labada dhinac. Waxaanay ilo dadka deggaanka ah ay sheegeen in la arkayay saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda oo lacago kala baxayay bangiyada kadib markii ay ka rajo-dhigeen inay difaacdaan magaallada.

Wararka ayaa intaas ku daraya in labo bangi oo magaallada ku yaallay ay ka dhaceen kooxo hubeysan oo haybtooda weli aan la xaqiijin, xilli sida la sheegayo maleeshiyaadka Fano laftarkoodu aanay joogin magaallada Woldiya.

Sidoo kale dagaallo xooggan ayaa laga soo sheegayaa wadada isku xirta Addis Ababa iyo koonfurta magaallada Woldiya. Waxa kale oo dirir xooggani ay ka dhacday Meta Ghiorthis, Sembo iyo deggaano u dhaxeeya Sirinka iyo Woldiya.

Abebe Fantaw oo ah afhayeenka Wollo Fano oo todobaadkan la hadlay Ethio News ayaa sheegay in ciidamada Fano ay isku gadaameen magaalooyin badan oo ka tirsan Waqooyiga Wollo. Waxa kale oo Jabhadda Fano ay sheegatay in weerar kedis ah ay ku qaadday magaallada Muja ee degmada Gidan ee waqooyi galbeed Wollo.

Weerarkan ayaa sida la sheegayo lagu bartilmaameedsaday Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca Itoobiya, kuwa Rabshadaha iyo Maleeshiyaad, kuwaas oo xiligaasi shir ku lahaa magaallada. Janaraalkii Militariga ahaa ee deegaankaasi ayaa la sheegay in uu ka badbaaday weerarka.

Dhinaca kale ciidamada Fano ee ku sugan Gonder ayaa ka warbixiyay weeraro gaadmo ah oo ka dhacay bartamaha magaalada Gonder Belesa. Waxaanay sheegeen in khasaare xooggan ay gaarsiiyeen ciidanka dowladda. Iyadoo geesta waqooyi ee aagga Debark ay maleeshiyaadka Fano sheegeen inay ku dileen in ka badan 20 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda.

Maamulka Abiy Axmed ayaa dhinaciisa sheeganaya inuu guulo milatari oo la taaban karo ka gaaray Bariga Gojjam, Galbeedka Gojjam, aagga Cawi, iyo koonfurta Gonder ee gobolka Axmaarada. Waxaanu carabaabay in dagaalladii ka dhacay deggaannadaasi ay ku dileen 1025 maleeshiyaadka Fano ah, 574 kalena ay ku dhaawaceen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-09-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada