Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawirro ka yimid degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo saaka oo Sabti ah ciidanka mujaahidiinta Al-shabaab cagta ku mariyeen saldhigyadii murtadiinta ee degmadaasi.
Sawirrada oo ah kuwa horudhac ah ayaa muujinaya sida maanta ciidamada mujaahidiintu u xasmiyeen saldhigyadii maleeshiyada Riddada ee degmada Awdheegle, kulana wareegeen gacan ku haynta guud ahaan degmada Awdheegle, sida buundada iyo saldhigyadii Riddada.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.