Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Koronto La’aan Baahsan Oo Soo food-saartay Magaalooyinka Soomaali-galbeed.
  • Allposts
  • Warar

Koronto La’aan Baahsan Oo Soo food-saartay Magaalooyinka Soomaali-galbeed.

March 25, 2025

Wararka ka imanaya dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos-jira gumaysiga Xabashia Itoobiya ayaa sheegaya in magaallooyin waaweyn oo deggaannadaasi ka tirsan uu nalku u dansanaa muddooyinkii u dambeeyey kadib markii koronto la’aan baahsani ay lasoo deristay.

Magaallooyinkaasi oo ay korontadu ka maqan tahay oo ay ka mid yihiin Jigjiga, Dhagaxbuur, Fiiq, Diridhaba iyo Harar ayaa lagu soo warramayaa in hakad uu ku yimid hawl-maalmeedka, taas oo bulshada ku abuurtay caqabado dhaqaale iyo mid caafimaadba.

Korontada deggaannadaasi oo laga keeno dhulka sare ee Itoobiya, ayay wararku sheegayaan in si gaar ah ay u saamaysay magaallada Jigjiga oo muddo dheer ay ka maqan tahay, taasi oo saameyn ku yeelatay ganacsiga iyo adeegyada daryeelka caafimaadka.

Ganacsatada iyo hawl-wadeennada caafimaadka ee deggaannadaasi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay lasoo daristay dhibaatooyin dhaqaale iyo khataro caafimaad oo halis ah. Waxaanay sheegeen xilligu loo diyaar-garoobayo ciidal-fidriga in ganacsiyo badani ay la kulmeen khasaare maaliyadeed, gaar ahaan kuwa ku tiirsan korontada.

Maamulka daba-dhilifka ah ee ka jira deggaannadaasi ayaa koronto la’aanta jirta ku sababeeyey xarkaha layrka oo go’ay kadib markii xatooyo loo gaystay taawarrada korontada gudbiya.

“Waxaa jira dad xaday biraha korontada, kadibna markii cimiladu is beddeshay way soo dumeen,” ayuu yidhi Shaafi Axmed Macallin oo ah duqa magaallada Jigjiga.

Masaajidda iyo qaybo ka mida goobaha ganacsiga ayaa lagu soo warramayaa inay mararka qaar isticmaalaan motoorro yaryar, balse dadka badankoodu ma awoodaan sababo la xiriira qiimaha shidaalka oo aad u sareeya guud ahaan Itoobiya.

Labo usbuuc ka hor ayuun bay ahayd markii ay dhaceen bannaan-baxyo ballaaran oo xiriir ah oo looga soo hor-jeeday koronto la’aan muddo dhawr bilood ah ka jirtay magaallada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari, oo ka mida dhulka ku hoos-jira gumaysiga Kenya.

Deggaannada Soomaali-galbeed iyo NFD ayaa ka mid ah meelaha ugu liita adeegga korontada ee Geeska Afrika. Waxaana sabab u ah gumaysiga Xabashida Itoobiya iyo Kenya oo marnaba aan ogolayn wax horumar ah oo ay ku tallaabsadaan ummadda muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-09-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-09-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada