Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warsaxaafadeed: “In Ka badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Aboorreey”.
  • Allposts
  • Warar

Warsaxaafadeed: “In Ka badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Aboorreey”.

April 8, 2025

Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka ee mujaahidiinta oo cinwaan looga dhigay “In Ka badan 50 murtad oo lagu dilay dagaallo ka dhacay Aboorreey” ayaa lagu faahfaahiyay dagaallo culus oo maanta ka dhacay duleedka deegaanka Aboorrey ee hoostaga degmada Buulo-burte ee dhaca wilaayada islaamiga Hiiraan, halkaas oo murtadiinta ay dhimasho iyo dhaawac kaga noqdeen 14 murtad oo isugu jira saraakiil iyo askar murtadiin ah.

Warsaxaafadeedka mujaahidiinta ayaa u qornaa sida tan, 10 Shawaal 1446H. (08 April 2025) – Maanta oo Talaado ah, dagaallo xooggan ayaa ka dhacay deegaanka Aboorreey ee hoostaga degmada Buula-Burte ee wilaayada Hiiraan. Dagaalladan ayaa dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta ee difaacaya shareecada Islaamka iyo maleeshiyaat Murtadiin ah oo taageero ka helayey diyaaradaha isbahaysiga saliibiyiinta. Dagaalladan oo ahaa kuwo la isku noq-noqday ayaa soo gaaray ilaa galabta, waxaana -Allaah fadligiis- halkaas lagu jebiyey cadowgii Islaamka ee isa soo baheystay.

Warsaxaafadeedka taliska oo sii socda ayaa lagu yiri “Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalladii maanta ka dhacay Aboorreey lagu dilay 53 murtad oo qaarkood bakhtigooda looga cararay goobta dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 87 kale. Saraakiisha lagu dilay dagaalladaas waxaa ka mid ah mujrimka lagu magacaabo Asad Cusmaan Afrax, oo ahaa taliyihii murtadiinta Mareykanku ku shaqaysto ee loogu yeero Danab, qaybtooda ashahaado la dirirnimada ka wadda gobollada dhexe. Inta badan askartii uu hogaaminayay ayaa iyaguna lala dilay sarkaalka murtadka ah.

Mujrimkan ayaa ka mid ahaa haraadiga saraakiishii hogaaminaysey gulufkii uu murtad Xasan Gurguurte kusoo qaaday wilaayaatka Islaamiga ee badankood – Allaah fadligiis – ku halaagsamay gacmaha Mujaahidiinta. Wuxuu ka mid ahaa saraakiil ay saliibiyiinta Mareykanku si gaar ah usoo tababareen isagoo kaalin jaasuusnimo iyo hagis ah ka qaatay weeraro duqeymo ah oo lagu xasuuqay shacab Muslimiin ah oo aan waxba galabsan.

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa bogaadiyay ciidamada mujaahidiinta ee howlgallada barakaysan ka wada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose, waxaana bayaanka lagu yiri “taliska ciidamada Mujaahidiitu wuxuu u mahad celinayaa Allaah – Subxaanahu Watacalaa- kadibna wuxuu bogaadinayaa hawgallada ay geesiyada Tawxiidku ka wadaan Wilaayaatka Hiiraan, Shabeellada dhexe iyo Shabeellada hoose, kuwaas oo lagu xoreeyay degmooyin iyo deegaanno ay cadawgu xoog ku haysteen, dibna loogu soo celiyay xukunka shareecada Islaamka. Waxaan si gaar ah u bogaadineynaa ciidankeena halyeeyada ah ee ku ribaadaya deegaanka Aboorreey ee maanta casharka u dhigay murtadiintii duullaanka ku ahaa shareecada Allaah, una diiday inay dib ugu soo laabtaan deegaankaas”

Halkan Ka Degso Bayaanaka Taliska Oo Dhammaystiran.

Ama hoos ka akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-10-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-10-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada