Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Markale Shaaciyay Inay Maraykanka U Bandhigtay Dekado Muhiim Ah Oo Kuyaal Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Markale Shaaciyay Inay Maraykanka U Bandhigtay Dekado Muhiim Ah Oo Kuyaal Somalia.

April 14, 2025

Wasiiru-dowladaha waxay ugu yeeraan arrimaha debadda kooxda Riddada Somalia, murtadka lagu magacaabo Cali Balcad, ayaa waraysi uu siiyay Tv lagu magacaabo TRT ku sheegay in kooxdiisu Maraykanka u bandhigtay in uu la wareego dekado muhiim ah oo kuyaal koonfurta iyo waqooyiga Soomaaliya.

Murtad Cali Balcad ayaa sheegay in kooxdiisa Riddada ay Maraykanka ka codsatay in dib loo cusbooneysiiyo heshiis la sheegay in 80-meeyadii ay kala saxiixdeen Muqdisho iyo Washington, kaas oo Maraykanka u ogolaanayay isticmaalka dekadaha uu shaaciyay oo kala ah Muqdisho, Kismaayo iyo Berbera.

Murtadkan ayaa waraysigiisa ku caddeeyay in Maraykanka u bandhigeen saddexda dekadood oo ah kuwa muhiim ah, sidoo kalena ay Washington siin doonaan kuwa kale oo dheeraad ah haddii ay u baahato, si gacan looga siiyo dagaalka ay kula jiraan islaamka iyo ehelkiisa.

“Waxaan hadda ka codsanay Maraykanka in la cusboonaysiiyo heshiiskaas ku saabsan isticmaalka saddexda dekadood, hadii kuwo kale u baahdaan, way isticmaali karaan, waana xeelad aan ku doonayno inaan ugu dhowaano Maraykanka, sababtoo ah Maraykanku waa u muhiim dagaalka aan kula jirno Al-Shabaab, taageeradiisana aad ayaan ugu baahannahay, hadda na wuu na taageeraa,” waxaa sidaas yiri murtad Cali Balcad.

Qorshahan ayaa sidoo kale la sheegayaa in kooxda Riddadu ku doonayso inay kaga hortagto qorshe aad isu soo tarayay oo ku aadan in Maraykanku doonayo in uu waddan madax bannaan u aqoonsado maamul goboleedka ashahaada la dirirka Somaliland, waxaa xusid mudan in kooxda Riddadu aysan maamulin dekadaha Berbera iyo Kismaayo ee ay usoo bandhigtay in uu la wareego Maraykanka marka laga reebo tan Muqdisho oo qudheedu ay gacanta ku hayso shirkad laga leeyahay Turkiga.

Dowladda saliibiyadda Maraykanka ayaan dhankeeda weli wax jawaab ah ka bixin yabooha uga yimid dhanka kooxda Riddada Soomaaliya ee lagu siiyay maamulka dekado muhiim ah oo kuyaal Soomaaliya, balse dhammaadka bishii ina dhaaftay ayuu diplomaasi Maraykan ah oo lagu magacaabo Piiter faam horena Maraykanka ugu qaabilsanaa Ergayga arrimaha Afrika, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in kooxda Riddada ee uu Gurguurte hoggaamiyo ay dekedo u soo bandhigto Maraykanka.

Diblumaasigan oo ka mid ah siyaasiyiinta aadka ugu dhow Trump, ayaa qoraal uu ku baahiyay barta X ku sheegay in arrintaaasi ay aflagaado ku tahay Madaxweynaha Maraykanka gaal Donald Trump, isaga oo xusay in xasan sheekh uu balan qaadayo dekedo uusan maamulin.

“Iminka Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu u maleynayaa in dadka Maraykanku ay doqmo yihiin, oo uu siin karo dekedo aanu maamulin, kuwaasoo ku yaalla Somaliland iyo Puntland,” ayuu yiri Pham.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-10-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-10-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026
Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada