Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee dhaca bariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada murtadiinta.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa Allaah fadligiis raayada Towxiidka dib uga qotomiyay deegaanka Yasooman, waxay na ciidamada mujaahidiintu gacanta ku dhigeen tuulada Yasooman iyo sidoo kale buurta deegaanka.
La wareegitaanka ciidamada mujaahidiinta ee deegaanka Yasooman ayaa kusoo beegmaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin saaka weerar culus oo cagmarin ah kula wareegeen gacan ku haynta degmada Aadan-yabaal ee ka tirsan wilaayada Sh/dhexe.