Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa muuqaal cusub soo saaray, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerarkii cuslaa ee ay ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta degmada Towfiiq ee horay loo oran jiray Masaajid Cali-gaduud ee wilaayada Sh/dhexe.