Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gobolka Mandheera ee dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, waxay weerar qorsheysan ka fuliyeen deegaan u dhow magaalada Mandheera ee ku hoos jirta gumeysiga kuffaarta Kenya.
Howlgalka qorsheysan oo ka dhacay meel dhanka bari ka xigta magaalada Mandheera ayaa beegsaday dad nasaaro ah oo halkaas ku sugnaa, waxay na ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis howlgalkaasi ku khaarajiyeen 5 xubnood oo kuffaar Kenyaan ah.
Waxaa sidoo kale howlgalkan qorsheysan lagu dhaawacay ilaa laba xubnood oo isla kuffaarta Kenya ah, howlgalkan ayaa qayb ka ah howlgallada barakaysan ee ay ciidamada mujaahidiinta ee ka soconaya dhulka NFD ee muslimiintu leeyihiin balse ku hoos jira gumeysiga dowladda uu fadhigeedu yahay Nairobi ee lagu ugaarsanayo kuffaarta Kenya.