Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qof Kasoo Jeeda Soomaaliya Oo Lagu Dilay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

Qof Kasoo Jeeda Soomaaliya Oo Lagu Dilay Suudaanta Koonfureed.

May 6, 2025

Wararka ka imaanaya dalka Suudaanta Koonfureed ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dhexda u galeen kolonyo gaadiid ah oo ku socdaalayay mid ka mid ah marinnada muhiimka ah ee la isaga kala goosha gobollada dalkaasi, halkaas oo ay ku badanyihiin dilalka, dhaca dadweyne iyo afduubka ay ka gaystaan kooxahaasi.

Warbaahinta maxalliga ah ee South Sudan ayaa sheegtay in mid ka mid ah weeraradaasi lagu beegsaday gaari uu watay qof kasoo jeeda Somalia, kaas oo ay sheegtay in isla goobta lagu dilay, halka la gubay gaarigii uu watay.

Afhayeen u hadlay ciidanka loogu yeero difaaca dadweynaha ee South Sudan ayaa sheegay in weerarka lagu beegsaday qofka kasoo jeeda Soomaaliya uu dhacay toddobaadkii hore, qaybna uu ka yahay weeraro uu ku eedeeyay inay ka dambeeyaan mucaaradka hubeysan.

Afhayeenka ayaa sheegay in maleeshiyada mucaaradku ka dambeeyeen ilaa laba weerar oo ka dhacay waddada muhiimka ah ee Juba-Terekeka, kuwaas oo uu tilmaamay inay sababeen dhimashada dad ku safayay jidkaasi dheer iyo afduubka dad kale.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Lul Ruai Koang ayaa qayb ka mida warkiisa ku yiri “Gaariga ayaa si lama filaan ah loo weeraray kadibna waa la gubay. Nasiib darro, waxaana taasi ka dhashay in hal qof Soomaali ah uu ku dhinto weerarka,” ayuu yiri.

Suudaanta Koonfureed waxay ka mid tahay waddamada qaaradda Africa ee ay ka shaqaystaan bulshooyinka Soomaaliyeed, waxayna qayb ka noqdaan ganacsatada dilalka iyo afduubka loogu gaysto dalkan, maadaama waddada lagu dilay qofka kasoo jeeda Somalia ay aad ugu badan yihiin kiisaska dhaca iyo dilalka ka dhanka ah socotada iyo ganacsatada.

Dhanka kale isagoo sii hadlayay ayuu sarkaalkan intaas ku daray in kooxaha mucaaradka ay sidoo kale beegsadeen gaari ganacsi oo ay saarnayd 30-tan, kaasi oo kusii jeeday dhanka degmada Gok-Machar ee dhacda gobolka Aweil North, wuxuu dhanka kale ka dhawaajiyay in kooxdan fulisay weerar kale oo ay ku beegsatay gaari siday lix qof, kuwaas oo ay afduubteen, dableyda ayuu tilmaamay inay dadka u kaxeeyeen dhanka saldhigga ay leeyihiin.

Ilaa 4 qof ayuu sheegay inay soo badbaadiyeen kaddib howlgal ay aaggaas ka sameeyeen, dadka la helay ayuu sheegay inay u kala dhasheen hal qof oo kasoo jeeda dalkiisa South Sudan, halka saddexda kalena ay kasoo jeedaan dalka ay jaarka yihiin ee Suudaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1446-Hijri.

Related Stories

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.

March 10, 2026
Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada