Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Markale Ku Celiyay Diidmadiisa Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Markale Ku Celiyay Diidmadiisa Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.

May 10, 2025

Dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ayaa la sheegay in markale ay ku celisay diidmadeedii ku aadanayd maalgelinta isbahaysiga ciidanka kuffaarta Afrikaanta ee loo bixiyay AUSSOM, kaasi oo hadda wajahaya dhaqaale xumo aad u baahsan.

Mowqica Africa Intelligence oo xiganaya ilo diblumaasiyadeed ayaa sheegay in kulan foolka fool ah oo dhexmaray wakiilo ka kala socda midowga gaalada Africa iyo Maraykanka uu kasoo baxay xaqiijinta mowqifkii hore ee dowladda Maraykanka, kaasoo ahaa inaysan wax dhaqaale ah ku bixin doonin Aussom.

Wafdiga uu Washington u diray urur gaaleedka midowga Africa ayaa lasoo wariyay in uu kusoo hungoobay socdaalkiisa oo ujeedkiisa lagu sheegay in ugu yaraan ay ballan qaad ka helaan Maraykanka oo ku aaddan maalgelinta isbahaysigooda kufriga ah ee ka dhisan Somalia.

Dowladda saliibiyadda Maraykanka oo ka quusatay duullaanka ashahaada la dirirka ah ee ay kaga jirto Somalia ayaa horay u sheegtay inaysan maalgelin doonin AUSSOM, iyadoo sheegtay in dagaalka ka socda Somalia ay ku tiir iyo tacab beeshay, sidaas oo ay tahayna aysan xaqiijin ahdaafteeda oo ahayd in ay meesha ka saarto ku dhaqanka shareecada islaamka.

Guddoomiyaha guddiga xiriirka arrimaha debadda ee Senate-ka Mareykanka, gaalka lagu magacaabo Jim Risch ayaa horay si wayn kaga hor-yimid qaraar kasoo baxay urur gaaleedka qaramada midoobay, kaasi oo lagu shaaciyay sida kufriga caalamiga ah u qaybsanayo dhaqaalaha ku baxaya howlgalka kuffaarta Afrikaanta ee Somalia.

Lacagaha dhanka xukuumaddiisa kusoo aaday ayuu sheegay inay culays ku noqon doonta canshuur-bixiyeyaasha Mareykanka, isagoo intaas ku daray in Maraykanka uu ku tacab beelay maalgelinta howlgalka kuffaarta Afrikaantu kaga jiraan Soomaaliya, lacago balaayiin dollar ahna ku bixiyay dagaalka ka dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin, sidaas oo ay tahayna aysan wax natiijo ah kasoo bixin.

Xukuumadda Washington oo laga rabo bixinta $96 Milyan oo dollar oo lagu maalgeliyo AUSSOM ayaa si joogta ah ugu celcelinayso inaysan bixin karin lacagahaasi, kana soo horjeeddo qaab_dhismeedka howlgalka kuffaarta ee Soomaaliya.

Waxay tani ka dhigan tahay in Maraykanka si cad u diidan yahay in uu lacago dheeraad ah ku bixiyo howlgalkan aan cagaha badan ku taagnayn, wuxuuna si isku mid ah u diidan yahay sida ay saraakiisha Ameerikaanku sheegeen qaabka loo dhisay howlgalka iyo sidoo kale nidaamka maalgelinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1446-Hijri.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada