Fagaare kuyaal degmada Buq’aqable ee xarunta wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan waxaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay xukun xaddu Riddo ah, kaasi oo lagu fuliyay askari ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada Danab, kuwaas oo si gaar ah u hoostaga dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka.
Askariga murtadka ah ee xadka lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Yuusuf Cabdullaahi, boqollaal ka mida bulshada ku dhaqan magaalada Buq’aqable ayaa kasoo qayb galay fulinta xadkaasi, waxaana fagaaraha laga akhriyay xukunka kasoo baxay maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada Hiiraan.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Maxkamadda WI Hiiraan.