Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 8aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay abwaan Daljir oo ka mid ah abwaanada ku nool wilaayaadka Islaamiga ah, wuxuna ka mid ahaa abwaanadii gabayadooda dhawaan kusoo bandhigay xaflad lagu qabtay wilaayada Galgaduud.
Gabaygan oo dhawaan laga baahiyay idaacadda Alandalus waa gabay duco ah, abwaankuna wuxu codsanayaa in aamiin loo yiraahdo, kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 8aad)