Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyeen gudaha degmada Marka ee wilaayada Sh/hoose, kaasi oo lagu beegsaday guriga guddoomiyaha murtadiinta ugu magacaaban degmadaasi.
Murtad Cusmaan Muuse Maxamed oo ah guddoomiyaha gurigiisa la qarxiyay ayaa ka badbaaday weerarka, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 kamid ah ilaaladiisa.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta howlgal kamiin ah u dhigeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa deegaanka Burajeetka iyo Maaya fuulka ee duleedka magaalada Baydhaba, waxaana halkaas ku dhintay hal askari oo murtad ah.