Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ururka Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilmay Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Ururka Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilmay Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.

May 17, 2025

Kadib kulamo aan loo kala kicin oo isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka kuwaas oo looga arrinsanayay mustaqbalka maalgelineed ee ciidamada kufaarta afrikaanta Soomaaliya ayaa kusoo idlaaday fashil iyo guuldarro.

Waxa loogu yeero golaha ammaanka Q.Midoobay ayaa ku guuldarraystay in uu xal u helo halista ka taagan cidda maalgelinaysa kumanaan kun askar saliibiyiin calooshood ushaqeystayaal ah kuwaas oo ku sugan dalka Soomaaliya.

Waxaa dhicisoobay dhammaan isku dayadii lagu doonayay in lagu socodsiiyo hanaanka maalgelinta cash-waaiga ah ee isbahaysiga AUSSOM iyadoo la adeegsanayo xeerka Q.Midoobay ee tirsigiisu yahay 2719.

Diblumaasiyiin ku sugan magaalada New York ayaa warbaahinta usheegay in gelinkii dambe ee maalintii Khamiista ay xubnaha joogtada ah ee ‘Golaha Ammaanka’ ay ku fashilmeen in ay golaha marsiiyaan hanaanka maalgelinta kufaarta afrikaanta sababa laxiriira diidmada ka imaanaysay Mareykanka.

Kulamada oo soo billaawday isniintii lasoo dhaafay ayaa fashil kusoo dhammaaday kadib markii ay dowladda saliibiyadda Mareykanka ganafka ku dhufatay dhammaan isku dayadii lagu doonayay in lagu meelmariyo qaraarka 2719 kaasi oo dhigaya in 75% qarashka ku baxaya soo duulayaasha afrikaanta ay bixiso Q.Midoobay intakalane ay dhabarka uritaan Mareykanka iyo midowga Afrika.

Daniel Forti oo ah baare katirsan hay’adda xasaradaha dunida ee loo yaqaan ICG Grouup ayaa sheegay in fashilka Golaha ammaanka ee sugidda maalinta isbahaysiga AUSSOM uu yahay guul darro weyn oo halis gelin karta kooxda Riddada Soomaaliya ee taakta daran.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dowladaha afrikaanta ee ciidamadoodu duullaanka ay ku joogaan Soomaaliya ay wadaan dadaallo lagu qaban qaabinayo shir lacago loogu tuugsanayo ciidanka afrikaanta waxaana lafilayaa in shirarkaas lagu qabto magaalooyinka Dooxa iyo London.

Miizaaniyadda sanadlaha ee ku baxaysa mushaarka ciidamada saliibiyiinta Afrikaanta ayaa gaaraysa 166.5 Milyan oo dollar waxaana sii dheer 96 milyan oo hadda deyn ahaan uga maqan.

Diidmada katimid xukuumadda Washington ayaa mugdi gelisay in lameelmariyo rabitaankii afrikaanta, arrimahan waxay imaanayaan iyadoo maleeshiyaadka kooxda Riddada lagu jebiyay wilaayaatka labada shabeelle iyo Hiiraan islamarkaana ay mujaahidiintu kulaalayaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-11-1446 Hijri.
Next: Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baraawe Iyo Duleedka Moqokori,

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada