Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baraawe Iyo Duleedka Moqokori,
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baraawe Iyo Duleedka Moqokori,

May 17, 2025

Wararka ka imaanaya Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyey ciidanka mujaahidiinta iyo maleeshiyo Riddada ka tirsan uu maanta ka dhacay duleedka degmada Moqokori, waxaana dagaalkaasi lagu dilay ugu yaraan 2 askari oo murtadiin ah, kuwaas oo murtadiintu ay maydadkooda ka carareen, waxa sidoo kale dagaalka lagu dhaawacay askari kale.

Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal culus oo qarax ah maanta ka fuliyeen gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe, kaasi oo lala eegtay gaari ciidan oo ay wateen maleeshiyaad murtadiin ah, khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa gaaray murtadiinta.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay laba askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale, waxaana ka mid ah sarkaal murtad ah oo lagu magacaabo Muxiyadiin Maad-gaab, iyadoona uu burburay gaariga la qarxiyey.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ururka Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilmay Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-11-1446 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Barashada Cilmiga Sharciga Iyo Ustaad Abuu Muxammad.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Barashada Cilmiga Sharciga Iyo Ustaad Abuu Muxammad.

July 10, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-01-1447-Hijri.

July 10, 2025
Akhriso Xogta Weeraro Ka Kala Dhacay J/hoose, Bay, Hiiraan Iyo Mandheera
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Ka Kala Dhacay J/hoose, Bay, Hiiraan Iyo Mandheera

July 10, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada