Dagaallo culus oo u dhaxeeyey ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka Riddada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Somalia, halkaas oo si wayn loogu laayay murtadiinta.
Dagaalladan oo lagu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta ayaa waxaa lagu dilay 19 askari oo murtadiin ah oo uu ku jiray sarkaal murtad ah oo lagu magacaabo “Xujaalle”, waxaa sidoo kale dagaalladaas lagu dhaawacay 42 askari oo murtadiin ah.
Sidoo kale ciidamada mujaahidiinta waxay Allaah fadligiis dagaalladan kusoo qaniimeysteen hub, rassaas, iyo zaanad ciidan.
Halkan ka degso sawirrada qaar ka mid ah maydadka maleeshiyada Riddada ee maanta la laayay.
Waxaanu helnay magacyada 7 ka mid ah saraakiisha iyo maleeshiyaadka Riddada ee lagu dilay dagaalladii maanta ka dhacay duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan waxaana ka mid ah:
1- Gaafow Shiilow-waa sarkaal waa dhintay
2- Xasan Gambale-waa sarkaal waa dhintay.
3- Shiilow Abuukar Macow-waa askari waa dhintay.
4- Juquf Cali Cawaalle-waa askari waa dhintay.
5- Cabdi Maxamed-waa askari waa dhintay.
6- Cabdulle Daqare-waa askari waa dhintay.
7- Korneyl Cabdiraxmaan Xujaalle-waa taliyihii guutada 26aad ee qeybta 27aad ee maleeshiyaatka ridada-waa uu dhintay.