Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 10 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay abwaan Samakaab oo ka mid ah abwaanada ku nool wilaayaadka Islaamiga ah, qaybihii hore ee diiwaanka ayaanad gabayadiisa mid ka mid ah ku dhagaysateen.
Gabaygan oo dhawaan laga baahiyay idaacadda Alandalus waa gabay la magac baxay Millatiriga diinta, wuxuuna abwaanku aad uga hadlayaa Mujaahidiinta iyo halganka ay ku jiraan, , kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 10 aad)